Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali   

Qaraxyo geystay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay Muqdishu
Mon. August 27, 2007 04:26 pm. - (SomaliNet) Saddex ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyooday, toban kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo ilaa dhowr ah oo maanta ka dhacay Suuqa ugu weyn Muqdishu iyo nawaaxigiisa. Dadkan ayaa waxaa Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ergada shirka dib u heshiisiinta oo caawa mar kale la weeraray
Sun. August 26, 2007 05:43 pm. - War deg deg ah (SomaliNet) Kooxo hubeysan oo loo maleenayo inay yihiin muqaawamo ayaa caawa weerar bambaano ku qaaday hoteelka Madiina oo ay degan yihiin qaar ka mida ergada shirka dib u heshiisiint Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Maxkamadaha oo balan ku qaaday inay sii wadayaan dagaalka ka dhanka ah ciidamada Ethiopia
Sun. August 26, 2007 04:25 pm. - (SomaliNet) Hogaamiyaha golaha fulinta ee maxaakimta Islaamiga Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wacad ku maray in la sii xoojinayo wax iskacaabinta ka socota magaalada Muqdishu ilaa inta buu yiri dham Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Dowlada Soomaaliya oo mamnuucday duulimaadyadii Somaliland
Sun. August 26, 2007 03:02 pm. - (SomaliNet) Hay'adda Duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliyeed ayaa maanta mamnuucyday duulimaadyadii aadi jirey iyo kuwa ka imaan jirey gobolada maamulka la magac baxay Somaliland. Sida ku xusa Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ururka suxufiyiinta caalamka oo cambaareyey dil koonfurta Soomaaliya loogu geystay suxufi idaacadeed
Sat. August 25, 2007 04:47 am. - (SomaliNet) Ururka suxufiyiinta caalamiga ee IFJ ayaa shalay cambaareeyey dilkii loo geystay suxifi Soomaaliyeed oo u shaqeenayey idaacad gudaha ka howlgasha oo lagu dilay gobolka Gedo, iyadoo IFJ ay Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Hoteel ay degan yihiin ergada shirka Muqdishu oo caawa la weeraray
Fri. August 24, 2007 05:38 pm. - War Deg Deg ah (SomaliNet) Rag hubeysan oo aan la garaneyn balse loo maleenayo inay taageero u yihiin maxaakimtii Islaamiga ee la adkaaday ayaa caawa fiidkii waxa ay weerar gaadmo ah ku qaadeen hote Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Maxkamadaha oo iska fogeeyey eedeyn kaga timid dowlada
Fri. August 24, 2007 04:59 pm. - (SomaliNet) Guddoomiyaha guddiga fulinta maxkamadaha islaamka ayaa beeniyay in Maxkamadaha ay ka dambeeyaan dilalka qorsheysan ee ka dhaca magaalada Muqdisho. Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo la ha Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Dowlada oo sheegtay inay dishay todobo ka mida kooxaha ka soo horjeeda
Fri. August 24, 2007 01:19 pm. - (SomaliNet)Dowlada KMG ee Soomaliya ayaa maanta sheegatay in ciidamada ay dileen todobo ka mida kooxaha wax iska caabinta ayna la wareegeen hub fara badan dagaalo xalay ka dhacay magaalada Muqdishu. Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta saddex sano jirsaday
Wed. August 22, 2007 05:34 pm. - (SomaliNet)Xildhibaanada Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa maanta u dabaal-degay sanadguuradii saddexaad ee ka soo wareegtay markii barl Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Safiirada Soomaaliya ee wadamada Uganda iyo Tanzania oo la magacaabay
Wed. August 22, 2007 01:41 pm. - (SomaliNet)Madaxweynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta si rasmiya u magacaabay safiirada Soomaalida ee wadamada Uganada iyo Tanzania xaflad maanta lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee m Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Prev | Next | Pages: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

ARCHIVE: MORE ARTICLES ON on [ Soomaali ] CATEGORY

54

ACTIVE CHAT GROUPS
NORTH AMERICA(54)
:::54 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,796,685 posts, 125,192 topics and 77,600 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.