Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali   

Odayaasha mucaaradka ee Hawiye oo ka jawaabay hanjabaadii duqa magaalada Muqdishu
Mon. August 20, 2007 06:23 pm. - (SomaliNet)Garabka mucaaradka ee beelaha Hawiye ayaa wax saxaafadeed ay galabta soo saareen waxa ay si caro leh uga jawaabeen hanjabadii ka soo yeertay duqa magaalada Muqdishu Maxamed Cumar Xabeeb Max Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Maxamed Dheere oo u hanjabay odayaasha Hawiye ee mucaaradka
Mon. August 20, 2007 04:48 pm. - (SomaliNet) Duqa magaalada Muqdishu ee caasimada Soomaaliya Maxamed Cumar Xabeeb ‘Maxamed Dheere’ ayaa maanta si xoogan ugu eedeeyey garabka mucaaradka ee odayaasha beelaha Hawiye inay ka dambeeyaan r Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Qarax ka dhacay meel ku dhow goobta shirka dib u heshiisiinta ee Muqdishu
Mon. August 20, 2007 03:58 pm. - (SomaliNet) Qarax ka dhacay meel ku dhow goobta shirka dib u heshiisiinta ee Muqdishu Qarax miino oo lala damacsanaa askarta dowlada KMG ayaa maanta ku qarxay meel ku dhow goobta uu ka socdo shi Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Beelo Soomaaliyeed oo weli isku dilaya gobolka Hiiraan
Sun. August 19, 2007 04:49 pm. - (SomaliNet) Shan qof oo kale ayaa lagu dilay dagaal u dhaxeeya beelaha Murursade iyo Xawaadle oo mar kale ka bilowday dhulka baadiyaha ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya shalay gelinkii dambe Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Booliska oo dad ku dhaawacay, kuwa kalena ku soo xir xiray Muqdishu
Sun. August 19, 2007 04:19 pm. - (SomaliNet) Laba qof oo rayid ah ayaa geeriyooday mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray markii ciidamada amaanka ee dowlada KMG ay maanta rasaas ku fureen suuq ay dadka ka buuxaan oo ku yaalla degmada Hu Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

20 ruux oo lagu dilay dagaal-beeleed maanta ka dhacay bartamaha Soomaaliya
Sat. August 18, 2007 02:58 pm. - (SomaliNet) 20 qof ayaa ku dhimatay, tobaneeyo kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal qaraar oo maanta dib uga soo cusboonaaday qeybo ka mida dhulka miyiga ee gobolka Hiiraan, iyadoo dagaalkaasina uu ku Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Saddex boolis ah oo maanta ku dhaawacmay qarax miino oo ka dhacay Muqdishu
Sat. August 18, 2007 09:47 am. - (SomaliNet) Saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowlada KMG ayaa maanta la dhaawacay ka dib markii gaarigii ay saarnaayeen ay la qaraxday miino loo dhigay meel ku dhow dugsiga tababarka booliska ee k Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Saldhiga booliska degmada Wadajir oo caawa la weeraray.
Fri. August 17, 2007 07:42 pm. - (SomaliNet) Iyadoo ay soo tarayaan weerarada wax iskacaabin ee lagu hayo fariisimada dowlada ay ku leedahay caasimada Soomaaliya ee Muqdishu, ayaa kooxaha Islaamiyiinta waxa ay caawa baasuukayaal ku w Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Madaxweyne Kibaki oo maanta la kulmay madaxweynaha Soomaaliya
Fri. August 17, 2007 04:28 pm. - (SomaliNet)Madaxweynaha dalka Kenya ayaa maanta wadahadal la yeeshay madaxaweynaha dowlada KMG ee Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo booqasho ku tagay aqalka madaxtooyada Nairobi, sida ay sheegtay Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Suuq Bacaad oo laga wado howlgalo baaritaan, ka dib qaraxyo dhacay
Fri. August 17, 2007 12:01 pm. - (SomaliNet) Ciidamada amaanka ee dowlada KMG oo wehilinaya ciidamada Ethiopia ayaa saakey howlgalo baaritaan ka bilaabay Suuq Bacaad oo ku yaalla waqooyiga magaalada Muqdishu iyagoo baaraya hub iyo da Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Prev | Next | Pages: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

ARCHIVE: MORE ARTICLES ON on [ Soomaali ] CATEGORY

105

ACTIVE CHAT GROUPS
E-PALS(91) NORTH AMERICA(9) EUROPE(5)
:::105 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,694,399 posts, 114,799 topics and 76,628 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.