Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali   

Suuq Bacaad oo laga wado howlgalo baaritaan, ka dib qaraxyo dhacay
Fri. August 17, 2007 12:01 pm. - (SomaliNet) Ciidamada amaanka ee dowlada KMG oo wehilinaya ciidamada Ethiopia ayaa saakey howlgalo baaritaan ka bilaabay Suuq Bacaad oo ku yaalla waqooyiga magaalada Muqdishu iyagoo baaraya hub iyo da Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Dowlada oo fashilisay weerar bambaano iyadoo dagaalna uu ka dhacay koonfurta Gaalkacyo
Tue. August 07, 2007 07:15 pm. - (SomaliNet) Ciidamada amaanka ee gobolka Shabellada dhexe oo waqooyi kaga toosan caasimada Soomaaliya ee Muqdishu ayaa maanta fashiliyey qorshe la doonayey in bamb loo dhigo gawaarida dowlada ee istic Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ergeya Q.M ee Soomaaliya oo maanta Muqdishu booqday
Tue. August 07, 2007 07:14 pm. - (SomaliNet) Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo wakiilka qaaska ee Q.M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya François Lonsény Fall ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimad Soomaaliya si uu wad Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Dad ku dhintay tacshdiirado ka dhacay Muqdishu xilli ay socdaan baaritano
Mon. August 06, 2007 04:59 pm. - (SomaliNet) Haweeney ayaa maanta ku dhimatay , saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen caasimada Soomaaliya ee Muqdishu ka dib markii ciidamada Ethiopia ay fureen rasaas aa kala sooc laheyn, iyagoo ka ja Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

12 ruux oo ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay Buur-hakaba
Mon. August 06, 2007 04:58 pm. - (SomaliNet) 12 qof ayaa lagu dilay, dhowr iyo toban kalena waa lagu dhaawacay dagaal xaga qabaa’ilka ah oo maanta ka dhacay meel ku dhow magaalada Buur-Hakaba oo 210km waqooyi galbeed kaga toosan caas Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ciidamada Ethiopia oo caawa lagu weeraray Muqdishu
Sun. August 05, 2007 06:12 pm. - (SomaliNet) Mintidiin islaami ah ayaa caawa weerar baasuke oo gaadmo ah ku qaaday ciidamada Ethiopia ee fariisinka ku leh warshadii hore ee Baastada ee ku taalla waqooyiga Muqdishu, sida ay sheegeen Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Dad rayid ah oo maanta ku dhintay qaraxyo ka dhacay suuqa Bakaaraha
Sun. July 29, 2007 03:08 pm. - (SomaliNet) Ugu yaraan laba qof ayaa lagu dilay, afar kalena waa lagu dhaawacay afar qarax oo maanta ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu. Qaraxyadu ayaa ka dhashay bambaanooyin lala Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Dowlada oo maanta laba askari looga dilay Muqdishu
Sun. July 29, 2007 02:05 pm. - (SomaliNet) Qof la tuhunsan inuu ka mid yahay kooxaha mayalka adag ayaa maanta toogasho ku dilay laba askari oo ka tirsan dowlada KMG oo ku sugneyd suuq Bacaad ee ka mida degmada Yaaqshiid ee waqooyig Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Qarax ka dhacay meel ku dhow guriga duqa magaalada Muqdishu
Sun. July 29, 2007 01:57 pm. - (SomaliNet) Bam ayaa ku qarxay meel ku dhow aqalka duqa magaalada Muqdishu Maxamed Cumar Xabeeb ‘Maxamed Dheere’ ee waqooyiga Muqdishu, laakiin lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhacay bamkaasi. Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Weerar gaadmo ah oo lagu dhaawacmay askari ka tirsan dowlada KMG iyo dad cibaadeesanyey oo la xir xiray
Sun. July 29, 2007 01:56 pm. - (SomaliNet) Kooxo aan la aqoon oo lagu xiriirnayo maxaakimtii Islaamiga ayaa xalay weerar gaadmo ah ku qaaday qaar ka mida askarta dowlada KMG ee fariisinka ku leh isgoyska Florenca ee degmaga Wardhii Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Prev | Next | Pages: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

ARCHIVE: MORE ARTICLES ON on [ Soomaali ] CATEGORY

58

ACTIVE CHAT GROUPS
NORTH AMERICA(57)
:::58 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,796,696 posts, 125,193 topics and 77,600 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.