Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali   

Maclimiin shisheeye oo Muqdishu lagu xiray
Sat. July 14, 2007 02:25 pm. - (SomaliNet) Saddex macalin oo ajaanib ah ayaa maanta lagu xiray caasimada Muqdishu, kuwasoo lagu xiriirshey waxa ay dowlada ugu yeerto ‘kooxaha argagixisada’ ka dib markii ciidamada amaanka ee dowlada Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ciidamo Dheeraad Ah Oo Lagu Daadiyey Muqdishu
Sat. July 14, 2007 01:39 pm. - (SomaliNet) Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa dardar-gelisay talaabooyinkeeda xaga amaanka ee ay ka wado Muqdishu si ay u xaqiijiso qabsoomida shirka dib u heshiisiinta qaran ee lagu wado inuu maalinta A Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Askari Ethiopian ah oo Muqdishu lagu dilay
Sat. July 14, 2007 01:38 pm. - (SomaliNet) Nin mayal adag oo aan la aqoon oo lagu xiriirshay maxaakimtii Islaamiga ee dalka laga saaray ayaa maanta askari Ethiopian ah ku dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay meel ku dhow isbitaalka Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Gaari dowlada ay leedahay oo ka badbaaday qarax miino loo dhigay
Thu. July 12, 2007 02:14 pm. - (SomaliNet) Gaari nooca loo yaqaan Cabdi Bilaha oo ay leedahay dowlada ayaa maanta ka badbaaday miino wadada dhinaceeda loo dhigay isagoo marayey wadada Warshadaha ee magaalada Muqdishu, hase ahaatee Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Madaxweyne Yusuf: xitaa hadii ay soo ridaan Nukliyeer shirka waa qabsoomayaa
Thu. July 12, 2007 02:13 pm. - (SomaliNet) Madaxweynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ku adkeystay in shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed uu si kastaba ka dhacayo Muqdishu sidii loogu tala galay, isagoo Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Qaraxyo weli ka socda Muqdishu, khasaare soo gaaraya dadka
Thu. July 12, 2007 02:12 pm. - (SomaliNet) Xaalada fowdo ah ayaa ka jirta koonfurta magaalada Muqdishu ee caasimada Soomaaliya iyadoo ilaa lix qarax iyo tacshiirado ay maanta ka dhaceen gudaha Suuqa Bakaaraha oo todobaadkii ku jira Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Rabshada Muqdishu oo maanta ay ku dhinteen rayid iyo askarba
Wed. July 11, 2007 02:21 pm. - (SomaliNet) Afar qof ayaa ku dhimatay, lix kalena saddex ay boolis yihiina waa ay ku dhaawacmeen laba qarax bambaano oo ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu halkaasoo ciidamada dowla Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Gudoomiyaha degmada Boondheere oo la dhaawacay.
Wed. July 11, 2007 02:20 pm. - (SomaliNet) Dib dabley ah oo aan la aqoon ayaa shalay galab toogasho ku dhaawacay gudoomiyaha degmada Boondheere ee waqooyiga Muqdishu, iyadoo sidoo kale uu dilay mid ka mida ilaaladiisa. C/kariin Ma Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Wafdi ka socda Midowga Yurub oo Muqdishu soo gaaray
Wed. July 11, 2007 02:19 pm. - (SomaliNet) Wafdi heer sare oo uu horkacayey ergeyga qaaska ee Midowga Yurub ee arrimaha Soomaaliya George Marck Andrew ayaa hadda booqasho maalin ah ku jooga magaalada Muqdishu ee caasimada Soomaaliy Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Taliye boolis oo lagu dhaawacay Muqdishu, Ethiopian-ka oo dad xir xiray
Tue. July 10, 2007 05:27 pm. - (SomaliNet) Shan ka tirsan askarta dowlada KMG oo uu ku jiro taliyaha saldhiga booliska Galbeed ee degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdishu ayaa xalay lagub dhaawacay weerar bambaano oo lala eegtay Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Prev | Next | Pages: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

ARCHIVE: MORE ARTICLES ON on [ Soomaali ] CATEGORY

59

ACTIVE CHAT GROUPS
E-PALS(1) NORTH AMERICA(58)
:::59 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,796,701 posts, 125,194 topics and 77,600 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.