Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali  Soomaaliya   

Dowlada oo la xaajoonaysa mas’uul sare oo ka tirsanaa maxaakimta Islaamiga
Fri. September 07, 2007 09:27 am. - (SomaliNet) Ra’iisal wasaaraha Somaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa shalay si lama filaan waxa uu ku gaaray caasimada dalka Jabuuti ee Jabuuti, halkaasoo wadahadal qarsoodi ah uu kula yeeshay mas’uul ka Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ganacsiga Bakaaraha oo maalintii 2aad xaniban iyadoo rabshadahana ay sii kordhayaan.
Thu. September 06, 2007 08:18 am. - (SomaliNet) Kooxaha wax iskacaabinta ee aan is muujin ayaa xalay weerar gaadmo ah kuq aaday fariisin ay ciidamada dowlada KMG ka sameysteen wadada labaad ee Suuqa Bakaaraha – iyadoo saakeyna laba qof Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Rabshado geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay suuqa Bakaaraha
Wed. September 05, 2007 02:00 pm. - (SomaliNet) Ugu yaraan sideed qof ayaa ku geeriyootay 35 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal saakey ka dhacay qeybo ka mida suuqa Bakaaraha oo ku yaalla koonfurta Muqdishu, halkaasoo dagaalka uu ku Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Dowlada oo galabta 3 askari looga dilay Muqdishu
Sun. September 02, 2007 08:13 pm. - (SomaliNet) Saddex askari ayaa lagu dilay, iyadoo saddex kale oo rayid ahna lagu dhaawacmay markii kooxaha wax iskacaabinta ay weerar gaadmo ah ku qaadeen kolonyo aya saarnaayeen ciidamada dowlada oo Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Madaxda xaga amaanka ee Muqdishu oo baarlamaanka looga yeeray si loola xisaabtamo
Sun. September 02, 2007 05:27 pm. - (SomaliNet) Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo oo 250km dhinaca waqooyi galbeedka kaga toosan caasimada Muqdishu ayaa maanta codsaday in baarlamaanka la hor keeno du Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Fariisimada dowlada oo mar kale la weeraray, wadada warshadaha oo xiran maalintii saddexaad.
Sun. September 02, 2007 09:39 am. - (SomaliNet) Iyadoo caasimada Soomaaliya ee Muqdishu ay ka sii socdaan weerarada wax iskacaabin ee dhaca habeenkii ayaa kooxaha mintidiinta ee lagu xiriirsho inay ka tirsan yihiin maxaakimtii la adkaad Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Qarax miino oo dilay laba ka tirsan kooxaha ka soo horjeeda dowlada Soomaaliya iyo Ethiopian-ka oo dilay wiil yar.
Fri. August 31, 2007 02:38 pm. - (SomaliNet) Laba dagaalyahan oo ka tirsan kooxaha wax iska caabinta ee ka soo horjeeda dowlada KMG ayaa xalay ku dhintay qarax ka dhashay miino ay doonayeen inay dhigaan meel ku dhow saldhiga booliska Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

UNESCO oo cambaareysay dilka suxufi kale oo Soomaaliyeed
Fri. August 31, 2007 04:58 am. - (SomaliNet) Madaxa hay’ada Q.M u qaabilsan xaga tacliinta, seyniska iyo dhaqanka ee UNESCO ayaa shalay isagoo cambaareenaya dilkii loo geystay suxifi Soomaaliyeed oo u shaqeenayey idaacada Banaadir wa Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Dagaalo hor leh oo caawa ka dhacay Muqdishu, iyadoo ciidamadana ay heegan ku jiraan
Wed. August 29, 2007 06:59 pm. - (SomaliNet) Iska horimaadyo hor leh ayaa caawa ka qarxay qeybaha koonfureed ee magaalada Muqdishu, kuwaasoo dhexmaraya ciidamada amaanka dowlada KMG iyo taageerayaasha maxkamadahii la adkaaday – taaso Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Qaraxyo geystay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay Muqdishu
Mon. August 27, 2007 04:26 pm. - (SomaliNet) Saddex ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyooday, toban kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo ilaa dhowr ah oo maanta ka dhacay Suuqa ugu weyn Muqdishu iyo nawaaxigiisa. Dadkan ayaa waxaa Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Prev | Next | Pages: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

ARCHIVE: MORE ARTICLES ON on [ Soomaaliya ] CATEGORY

56

ACTIVE CHAT GROUPS
NORTH AMERICA(55)
:::56 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,796,696 posts, 125,193 topics and 77,600 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.