Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali   

Shan qof oo ku dhimatay dagaal ka dhacay koonfurta Soomaaliya
Tue. July 10, 2007 05:25 pm. - (SomaliNet) Dagaal cusub oo dhexmaray ciidamada dowlada KMG iyo maleeshiyo daacad u ah maamulkii hore ee Shabellada hoose ee koonfurta Soomaaliya ayaa shalay ka dhacay deegaanka Shalaanbood oo gobolka Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ganacsatada gobolka Banaadir oo dowlada kala shiray arrinta suuqa Bakaaraha
Tue. July 10, 2007 02:10 pm. - (SomaliNet) Guddiga amaanka qaranka ee dowlada KMG iyo ganacsatada ee gobolka Banaadir ayaa isku afgartay in guddiga ganacsatada ay goob joog u noqdaan talaabo kasta oo ciidamada dowlada KMG ku baaray Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Sarkaal ka tirsan MSF-Swiss oo lagu dilay bartamaha Soomaaliya
Mon. July 09, 2007 05:13 pm. - (SomaliNet) Sarkaal ka tirsan hay'ada samafalka ee MSF-Swiss ayaa maanta dharaar cad lagu dilay magaalada Beledweyne oo 350km waqooyi kaga beegan caasimada Muqdishu, sida wararku ay sheegayaan. Nin s Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ethiopian-ka oo dad xir xiray
Mon. July 09, 2007 05:12 pm. - (SomaliNet) Ciidamada Ethiopia ee ku sugan caasimada Soomaaliya ee Muqdishu ayaa xiray todobo qof oo ay ka soo qabteen xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid ee waqooyiga Muqdishu ka dib markii xalay qa Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Qarax Muqdishu ku dilay dad rayid ah, howlgalada oo sii socda
Mon. July 09, 2007 05:11 pm. - (SomaliNet) Laba qof ayaa geeriyootay, shan kalena waa ay ku dhaawacmeen markii bam uu ku qarxay suuqa weyn ee Bakaaraha eek u yaalla koonfurta Muqdishu – iyadoo caasimadana ay gashay maalinteedii sha Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Beelaha Hawiye oo ka qeyb galaya shirka dib u heshiisiinta qaran
Sun. July 08, 2007 02:58 pm. - (SomaliNet) Gudoomiyaha dhaqanka ee beelaha Hawiye oo ku xoogan koonfurta Soomaaliya ayaa maanta sheegay in odoyaasha Hawiye ay si sharuud la'aan ah uga qeyb geli doonaan shirka dib u heshiisiinta qar Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Gaari ku qalibmay bartamaha Soomaaliya oo geystay dhimasho iyo dhaawac badan
Sun. July 08, 2007 02:39 pm. - (SomaliNet) Sagaal qof oo u badan haween iyo caruur ayaa ku dhintay, in ka badan boqolna waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay gobolka Galgaduud bartamaha Soomaaliya shalay gelinkii dambe, sid Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Booliska dowlada oo dhaawacay shan qof qarax ka dib
Sun. July 08, 2007 02:33 pm. - (SomaliNet) Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacantay rasaas ay fureen askarta dowlada KMG ee Soomaaliya markii qarax bambaano uu manta ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha, meel ku dhow shirkadaha isgaar Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Qaraxyo caawa ka dhacay Muqdishu
Sun. July 08, 2007 12:27 am. - (SomaliNet) Ilaa saddex qarax iyo rasaas daba socota ayaa caawa abaarahii 8:00 laga maqlay nawaaxiga suuqa weyn ee Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu, halkaasoo ay ku sugan yihiin ciidamo xoogan oo isugu Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Sagaal qof oo ku dhaawacantay laba qarax oo galabta ka dhacay Muqdishu
Sat. July 07, 2007 03:37 pm. - (SomaliNet) Sagaal qof oo uu ku jiro askari ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa galabta ku dhaawacmay laba qarax oo ka dhacay banaanka hore ee shirka xawaalada Dahab-Shiil ee ku taalla koonfurta Muqdish Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Prev | Next | Pages: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

ARCHIVE: MORE ARTICLES ON on [ Soomaali ] CATEGORY

129

ACTIVE CHAT GROUPS
E-PALS(48) NORTH AMERICA(76) EUROPE(5)
:::129 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,642,456 posts, 110,228 topics and 76,060 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.