Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali  Soomaaliya   

XAFIISKA QARAMADDA MIDOOBAY U QAABILSAN ARRIMAHA SIYAASADDA SOOMAALIYA
Thu. September 25, 2008 07:22 am. - (SomaliNet) Waxaa markale warbixin idin ka siiyayaa dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ku wajahnaa nabad iyo kala dambeyn ku soo celinta waddankiina qaaliga ah. Hadda waxaan joogaa Newyork si aan uga qayb Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Rabshado weli ka sii socda degmada Huriwaa
Fri. September 14, 2007 01:40 pm. - (SomaliNet) Hal ruux ayaa dhintay 3 kalena dhaawac ayaa soo gaarey ka dib markii barqanimadii maanta ay rabshado ka soo cusboonaadeen qeybo ka tirsan degmada Heliwaa ee gobolkan Banaadir oo xaley ay k Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Weerar gaadmo ah oo lagu dilay shan askari, laguna qabsaday hub badan
Thu. September 13, 2007 05:38 pm. - (SomaliNet) 5 ka mid ah ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia ayaa ku geeriyooday dagaal culus oo galabt ka dhacay caasimadda Somalia ee muqdisho gaar ahaan Inta u dhaxeysa SOS iyo Suuqa xoolaha ee deg Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Nin ganacsade ah oo caawa lagu dilay Muqdishu
Wed. September 12, 2007 08:18 pm. - (SomaliNet) Kooxo hubaysan oo aan la aqoonsan ayaa fiidnimadii caawa Nin Ganacsade ku toogtay degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho, sida ay dadka deegaanka ay xaqiijinayaan. Marxuumka la dilay oo Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Muqdishu
Wed. September 12, 2007 02:44 pm. - (SomaliNet) Labo qof oo rayid ah ayaa ku geeiyootey askari ka tirsan ciidamada dowladda dhaawac ayaa ka soo gaarey qaraxyo iyo tacshiirado ka dhacey maanta inta u dhaxeysa deegaanada SOS iyo Suuqa Xoo Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Soomaali lagu halaagay xeebaha Yemen
Tue. September 11, 2007 06:15 pm. - (SomaliNet) Hay'ada Q.M ugu qaabilsan xaga qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in dhowr iyo toban qof oo socota ah oo ay ku jiraan Soomaali ay todobaadkii hore ku hafteen xeebta badda cas iyagoo doonaya Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Dagaal qabiil oo dad ay ku dhinteen oo ka dhacay bartamaha Soomaaliya
Tue. September 11, 2007 06:13 pm. - (SomaliNet) Afar ruux ayaa ku geeriyootay shan kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray dagaal soo cusboonaaday oo ka dhacay aaga u dhaxeeya gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe ee Bartamaha Somalia. Xiisadaha Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Rabshadaha Muqdishu oo sii socda
Mon. September 10, 2007 03:41 pm. - (SomaliNet) Kooxaha wax iska caabinta ee taageera maxaakimta Islaamiga ayaa maanta bambaanooyin ku weeraray ciidamada dowlada KMG ee fariisinkodu yahay nawaaxiga isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee SO Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Mareyanka oo lagu eedeeyey inuu Ethiiopia awood u siiyey in ciidamadeeda ay ku hayso Soomaaliya
Sat. September 08, 2007 03:45 pm. - (SomaliNet) Xubnaha mucaaradka Soomaliyed ee shirka uga socda dalka Eritrea, ayaa maanta ku eedeyey dowlada Mareykanka in ay u ogolaatay Ethiopia in ay ciidamada ku hayso dalkooda. Afhayeenka shi Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ciidamada Ethiopia oo howlgalo ka fuliyey degmada Huriwaa
Sat. September 08, 2007 03:39 pm. - (SomaliNet) Boqolaal ka tirsan ciimada Ethiopia oo si aad ah u hubeysan ayaa saakey howl gal ka fuliyey degmada ay qalaalasahu ka taagan yihiin ee Huriwaa ee waqooyiga Muqdishu ka dib markii ciidamada Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Next | Pages: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

ARCHIVE: MORE ARTICLES ON on [ Soomaaliya ] CATEGORY

115

ACTIVE CHAT GROUPS
SOOMAALI(4) E-PALS(76) NORTH AMERICA(34) EUROPE(1)
:::115 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,747,940 posts, 121,223 topics and 77,101 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.