Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali  Soomaaliya   

Gaari dowlada ay leedahay oo ka badbaaday qarax miino loo dhigay
Thu. July 12, 2007 10:14 am.- By Mahad Hassan. -

(SomaliNet) Gaari nooca loo yaqaan Cabdi Bilaha oo ay leedahay dowlada ayaa maanta ka badbaaday miino wadada dhinaceeda loo dhigay isagoo marayey wadada Warshadaha ee magaalada Muqdishu, hase ahaatee dhaawacay afar rayid ah.

Dadka deegaanka ayaa u sheegay Somalinet in bambka lala waayey gaariga dowlada laakiin uu qabsaday gaari shibil ah, halkaasoo uu dhaawac soo gaaray saddex qof oo rakaab ah.

Askarta ayaa rasaas furtay qaraxa ka dib waxay tacshiiradooda ku dhaawacmay qof jidka marayey.

Weerarka bambaano ayaa yimid iyadoo ciidamada iskaashaday ee Soomalaida iyo Ethiopian-ka ay weerar ku qaadeen xaafado ku dhow dhow garoonka kubada cagta ee Muqdishu oo ay degan yihiin cutubyo ka tirsan ciiamada Ethiopia, halkaasoo xalay kooxo aan la aqoon ay weerar ku qaadeen.

Ciidamada ayaa sameeyey baaritaan guri ka guri ah laakiin cidina looma xirin weeraradii hoobiye ee xalay dhacay.

News Category: Soomaaliya
Latest Headlines


62

ACTIVE CHAT GROUPS
E-PALS(1) NORTH AMERICA(61)
:::62 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,796,709 posts, 125,194 topics and 77,600 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.