Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali  Soomaaliya   

11 qof oo rakaab ah oo ku dhintay gaari kula rogmaday koonfurta Soomaaliya
Mon. July 23, 2007 10:42 am.- By Mahad Hassan. -

(SomaliNet) 11 qof ayaa ku geeriyootay, todobo kalena waa ay ku dhaawaceen shil gaari oo ka dhacay meel ku dhow magaalada dekada leh ee Kismayu oo 500km oo koonfur kaga beegan caasimada Soomaaliya.

Dad deegaanka ayaa u sheegay in toban ka mida dadka dhintay ay ahaayeen caruur ay da’doodu ka hooseyso 14 jir. Gaariga oo ka tagay Kismaayo shalay ayaa ku sii jeeday gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya.

Gaariga oo ahaa nooca xamuulka ayaa rogmaday xalay sababo la xiriira wadada oo xun, roobabna ay ku da’een, sida ay sheegeen dadka ka soo badbaaday shilkaasi.

Dhaawac ayaa la geeyey isbitaal ku yaalla magaalada Kismayo halkaasoo lagu daweenayo.

Dad badan ayaa ka gudbay xadka Kenya iyagoo ka baxsanaya rabshadaha Soomaaliya.

News Category: Soomaaliya
Latest Headlines


61

ACTIVE CHAT GROUPS
E-PALS(1) NORTH AMERICA(60)
:::61 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,796,710 posts, 125,194 topics and 77,600 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.