Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali  Soomaaliya   

Baarlamaanka Soomaaliya oo la xisaabtamaya dowlada KMG
Mon. July 23, 2007 10:43 am.- By Mahad Hassan. -

(SomaliNet) Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ee fadhigiisu yahay magaalad Baydhabo oo 250km koonfur-galbeed kaga toosan caasimada ayaa maanta ka dooday mooshin ku saabsan turxaan-bixinta howlaha baarlamaanka iyo la xisaabtanka dowlada.

Nuqulo ka mida qoraalka ku saabsan ajendaha ayaa loo qeybiyey xildhibaanada.

Afhayeenka baarlamaanka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir gudoominayey fadhigii maanta ee baarlamaanka ayaa ka codsaday mudanayaasha inay soo eegaan mooshinka la soo hordhigay oo deetana ay Khamiis la isugu soo laabto in laga dodo.

Waxaa maanta hoolka baarlamaanka xaadir ahaa in ka badan 140 xildhibaan. Qaar ka mida xubnaha baarlamaanka ayaa ku eedeeyey dowlada KMG inay ku xadgudubtay sharciyada qaar ee baarlamaanka uu horey u ansixiyey.

News Category: Soomaaliya
Latest Headlines


62

ACTIVE CHAT GROUPS
E-PALS(1) NORTH AMERICA(61)
:::62 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,796,710 posts, 125,194 topics and 77,600 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.