Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali  Soomaaliya   

Nin ganacsade ah oo caawa lagu dilay Muqdishu
Wed. September 12, 2007 04:18 pm.- By Mahad Hassan. -

(SomaliNet) Kooxo hubaysan oo aan la aqoonsan ayaa fiidnimadii caawa Nin Ganacsade ku toogtay degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho, sida ay dadka deegaanka ay xaqiijinayaan.

Marxuumka la dilay oo magaciisa lagusoo koobay Cabdifitaax ayaa si bareer ah looga toogtay oo ay rasaasta ka dhacda Bastooladda ka haleeshay madaxa.

Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG ah ayaa falkaasi ka dib goobta soo gaaray, waxayna isku gadaameen agagaarka Hoyga uu falku ka dhacay.

Lama oga cidda ka dambaysa dilkan marxuunkan oo la sheegay inuu ahaa Ganacsade si aad ah looga yaqaanay Xaafadda, balse waxa uu qeyb ka yahay dilkiisa falalka ugaarsiga dadka rayidka ah ee mudooyinkan caadiga ka noqday Caasimadda


News Category: Soomaaliya
Latest Headlines


122

ACTIVE CHAT GROUPS
E-PALS(83) AFRICA(3) NORTH AMERICA(28) EUROPE(8)
:::122 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,641,805 posts, 110,197 topics and 76,055 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.