Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali  Soomaaliya   

Ergeya Q.M ee Soomaaliya oo maanta Muqdishu booqday
Tue. August 07, 2007 07:14 pm. - (SomaliNet) Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo wakiilka qaaska ee Q.M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya François Lonsény Fall ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimad Soomaaliya si uu wad Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Dad ku dhintay tacshdiirado ka dhacay Muqdishu xilli ay socdaan baaritano
Mon. August 06, 2007 04:59 pm. - (SomaliNet) Haweeney ayaa maanta ku dhimatay , saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen caasimada Soomaaliya ee Muqdishu ka dib markii ciidamada Ethiopia ay fureen rasaas aa kala sooc laheyn, iyagoo ka ja Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

12 ruux oo ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay Buur-hakaba
Mon. August 06, 2007 04:58 pm. - (SomaliNet) 12 qof ayaa lagu dilay, dhowr iyo toban kalena waa lagu dhaawacay dagaal xaga qabaa’ilka ah oo maanta ka dhacay meel ku dhow magaalada Buur-Hakaba oo 210km waqooyi galbeed kaga toosan caas Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ciidamada Ethiopia oo caawa lagu weeraray Muqdishu
Sun. August 05, 2007 06:12 pm. - (SomaliNet) Mintidiin islaami ah ayaa caawa weerar baasuke oo gaadmo ah ku qaaday ciidamada Ethiopia ee fariisinka ku leh warshadii hore ee Baastada ee ku taalla waqooyiga Muqdishu, sida ay sheegeen Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Dad rayid ah oo maanta ku dhintay qaraxyo ka dhacay suuqa Bakaaraha
Sun. July 29, 2007 03:08 pm. - (SomaliNet) Ugu yaraan laba qof ayaa lagu dilay, afar kalena waa lagu dhaawacay afar qarax oo maanta ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu. Qaraxyadu ayaa ka dhashay bambaanooyin lala Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Dowlada oo maanta laba askari looga dilay Muqdishu
Sun. July 29, 2007 02:05 pm. - (SomaliNet) Qof la tuhunsan inuu ka mid yahay kooxaha mayalka adag ayaa maanta toogasho ku dilay laba askari oo ka tirsan dowlada KMG oo ku sugneyd suuq Bacaad ee ka mida degmada Yaaqshiid ee waqooyig Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Qarax ka dhacay meel ku dhow guriga duqa magaalada Muqdishu
Sun. July 29, 2007 01:57 pm. - (SomaliNet) Bam ayaa ku qarxay meel ku dhow aqalka duqa magaalada Muqdishu Maxamed Cumar Xabeeb ‘Maxamed Dheere’ ee waqooyiga Muqdishu, laakiin lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhacay bamkaasi. Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Weerar gaadmo ah oo lagu dhaawacmay askari ka tirsan dowlada KMG iyo dad cibaadeesanyey oo la xir xiray
Sun. July 29, 2007 01:56 pm. - (SomaliNet) Kooxo aan la aqoon oo lagu xiriirnayo maxaakimtii Islaamiga ayaa xalay weerar gaadmo ah ku qaaday qaar ka mida askarta dowlada KMG ee fariisinka ku leh isgoyska Florenca ee degmaga Wardhii Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Madaxweynaha Soomaaliya oo arrimaha kala hadlay madaxweynaha Puntland
Sat. July 28, 2007 10:27 pm. - (SomaliNet) Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa hadda booqasho ku jooga maamulka goboleedka Puntland ee waqooyi bari Soomaaliya halkaasoo wada-hadal uu kula yeeshay madaxda maamulkaasi. Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

R.W. Soomaaliya oo qalad ku tilmaamay dhaliisha baarlamaanka ay qabaan
Fri. July 27, 2007 09:06 pm. - (SomaliNet) Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa maanta sheegay in gebi ahaanba ay qalad tahay xubnaha baarlamaanka ay warbaahinta ka dhaleeceeyaan xukuumadiisa – iyadoo sharci-dejiya Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Prev | Next | Pages: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

ARCHIVE: MORE ARTICLES ON on [ Soomaaliya ] CATEGORY

62

ACTIVE CHAT GROUPS
E-PALS(1) NORTH AMERICA(61)
:::62 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,796,709 posts, 125,194 topics and 77,600 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.