Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali  Soomaaliya   

ICRC oo diiday inay isaga baxdo gobolka Oganden
Fri. July 27, 2007 01:29 pm. - (SomaliNet) Guddiga caalamiga laanqeerta cas ee ICRC ayaa shalay dafirtay in ay iskaashi la sameeysay jabhadaha ka jira gobolka Ogaden ee dalka Ethiopia, waxayna sheegtay in haddii laga eryo gobolka a Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Hogaamiyaha maxkamadaha Islaamiga oo diiday baaq ka soo yeeray guddiga dib u heshiisiinta
Thu. July 26, 2007 01:33 pm. - (SomaliNet) Hogaamiyaha dibad jooga ee maxaakimtii Islaamiga ee la adkaaday ayaa maanta ku gacan seyray baaq ka soo yeeray guddiga dib u heshiisiinta Soomaalida oo ahaa in maxaakimta ay ka soo qeyb ga Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Xildhibaanada Soomaaliya oo aan mushahar qaadan afar bilood
Wed. July 25, 2007 10:11 pm. - (SomaliNet) Baarlamaanka KMG ee Soomaaliyeed ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo oo 250km dhinaca koonfur-galbeed kaga toosan caasimada Muqdishu ayaa maanta sii waday ka doodistii mooshinkii dhowaa Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Duqa magaalada Muqdishu oo nabad ugu baaqay kooxaha mucaaradka
Wed. July 25, 2007 02:53 pm. - (SomaliNet) Duqa magaalada Muqdishu ee caasimada Soomaaliya Maxamed Cumar Xabeeb ‘Maxamed Dheere’ ayaa ugu baaqay kooxaha ka soo horjeeda dowlada KMG inay joojiyaan waxa uu ugu yeeray falalka argagixi Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Rabshado geystay dhimasho iyo dhaawac geystay oo maanta ka dhacay Muqdishu
Wed. July 25, 2007 02:52 pm. - (SomaliNet) Hal qof oo rayid ah ayaa ku dhintay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen rasaas ay fureen ciidamada Ethiopia oo ka jawaabayey qarax bambaano oo lala beegsaday xili ay maanta ku guda jireen ho Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Kenya oo ogolaatay in samafalka loo gudbiyo Soomaaliya
Tue. July 24, 2007 01:54 pm. - (SomaliNet) Dowlada wadanka Kenya ayaa qaaday xayiraadii ay saartay in hay'adaha samafalka ee caalamka ay gargaarka ka gudbiyaan xadkeeda oo ay u geeyaan dalka ay dagaaladu kala gooyeen ee Soomaaliya. Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Q.M oo mudada u kordhisay kooxaha kormeerka xayiraada hubka ee Soomaaliya
Tue. July 24, 2007 01:53 pm. - (SomaliNet) Golaha amaanka ee Q.M ayaa shalay si wada jir ah u ansixiyey qaraar ogolaanaya in muddo lix bilood oo kale ah loogu daro kooxda khuburada ee baaraysa xayiraada hubka ee saaran Soomaaliya o Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

R.W. Geedi oo sheegay in wadamada Afrika ay cafiyeen deyntii ay ku lahaayeen Soomaaliya
Mon. July 23, 2007 03:30 pm. - (SomaliNet) Ra’iisal wasaaraha DKMG ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta golaha wasiirada uga warbixiyey socdaalkii dhowaan uu ku booqday dalal ku yaalla caalamka, isagoo shaaca ka qaaday in Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Baarlamaanka Soomaaliya oo la xisaabtamaya dowlada KMG
Mon. July 23, 2007 02:43 pm. - (SomaliNet) Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ee fadhigiisu yahay magaalad Baydhabo oo 250km koonfur-galbeed kaga toosan caasimada ayaa maanta ka dooday mooshin ku saabsan turxaan-bixinta howlaha baarlam Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

11 qof oo rakaab ah oo ku dhintay gaari kula rogmaday koonfurta Soomaaliya
Mon. July 23, 2007 02:42 pm. - (SomaliNet) 11 qof ayaa ku geeriyootay, todobo kalena waa ay ku dhaawaceen shil gaari oo ka dhacay meel ku dhow magaalada dekada leh ee Kismayu oo 500km oo koonfur kaga beegan caasimada Soomaaliya. D Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Prev | Next | Pages: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

ARCHIVE: MORE ARTICLES ON on [ Soomaaliya ] CATEGORY

57

ACTIVE CHAT GROUPS
E-PALS(2) NORTH AMERICA(55)
:::57 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,796,708 posts, 125,194 topics and 77,600 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.