Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali  Soomaaliya   

Ciidamada AMISOM oo doonaya in loo dheereeyo mudada ay joogayaan Soomaaliya
Wed. July 18, 2007 01:15 pm. - (SomaliNet) Iyadoo bil uun ay ka harsan tahay waqtiga ciidamada AMISOM uu ugu eg yahay joogitaankooda dalka Soomaaliya ayaa ciidamada Uganda waxa ay dadaal ugu jiraan in Q.M ay ansixiyo waqti kale oo Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Meydka nin dhalinyaro ah oo laga helay degmada Yaaqshiid
Wed. July 18, 2007 01:14 pm. - (SomaliNet) Meydka nin dhalinyaro ah oo aan la aqoonsan ayaa saakey lagu arkay xaafada Caymiska ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdishu. Meydka ninkan waxaa ka muuqda rasaas lagu toogtay iyo xarig Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Askari kale oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay suuqa Bakaaraha
Wed. July 18, 2007 01:08 pm. - (SomaliNet) Muqdishu, caasimada qasan ee Soomaaliya oo weli bandow ah todobaadkii saddexaad ayaa xalay waxaa ka dhacay qaraxyo bambaano iyo tacshiirado uu ku dhintay hal askari iyo dhaawac soo gaaray Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Dad ku dhintay rabshado ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee Muqdishu
Tue. July 17, 2007 02:06 pm. - (SomaliNet) Saddex qarax bambaano iyo tacshiirado daba-socday oo maanta ka dhacay suuqa weyn Bakaaraha ayaa sababay dhimashada afar qof oo rayid ah iyo hal askari iyo dhaawac soo gaaray lix kale. Go Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ciidamada Ethiopian-ka oo howlgalo baaritaan ka wada Muqdishu, Baraaha oo maanta degan
Tue. July 17, 2007 01:55 pm. - (SomaliNet) Ciidamo aad u xoogan oo Ethiopian ah oo ay taageerayaan taangiyo iyo gawaawarada gaashaaman ee dagaalka ayaa maanta weeraray xaafado ku teedsan wadada Warshadaha ee magaalada aan daganeyn Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

R.W. Geeddi: Kama war qabo heshiis lala galay shirkadaha shidaalka baara ee China
Tue. July 17, 2007 01:40 pm. - (SomaliNet) Ra’iisal wasaaraha dowlada Federaalka KMG ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo wareysi siiyey jariirada Financial Times ayaa iska fogeeyey inuu wax ka og yahay heshiis la sheegay inuu dhexm Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Hoobiyayaal maanta lagu weeraray goobta Shirka dib u heshiisiinta uu ka furmay ee waqooyiga Muqdishu
Sun. July 15, 2007 02:13 pm. - (SomaliNet) Kooxo mintidiin ah oo lagu xiriirshey maxaakimtii Islaamiga ee Soomaaliya ayaa goor dhoweyd weerar hoobiye ku qaaday meel ku dhow halka uu ka dhacayo shirka dib u heshiisiinta Soomaalida e Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Gudoomiye ku xigeenka degmada afgooye oo maanta la dilay
Sun. July 15, 2007 02:01 pm. - (SomaliNet) Gudoomiye ku xigeenka degmada Afgooye oo 30km koonfurta kaga beegan caasimada Soomaaliya ee Muqdishu ayaa maanta lagu dilay qarax bambaano oo ka dhacay banaanka xafiisak dowlada hoose ee k Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Maclimiin shisheeye oo Muqdishu lagu xiray
Sat. July 14, 2007 02:25 pm. - (SomaliNet) Saddex macalin oo ajaanib ah ayaa maanta lagu xiray caasimada Muqdishu, kuwasoo lagu xiriirshey waxa ay dowlada ugu yeerto ‘kooxaha argagixisada’ ka dib markii ciidamada amaanka ee dowlada Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ciidamo Dheeraad Ah Oo Lagu Daadiyey Muqdishu
Sat. July 14, 2007 01:39 pm. - (SomaliNet) Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa dardar-gelisay talaabooyinkeeda xaga amaanka ee ay ka wado Muqdishu si ay u xaqiijiso qabsoomida shirka dib u heshiisiinta qaran ee lagu wado inuu maalinta A Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Prev | Next | Pages: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

ARCHIVE: MORE ARTICLES ON on [ Soomaaliya ] CATEGORY

61

ACTIVE CHAT GROUPS
E-PALS(1) NORTH AMERICA(60)
:::61 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,796,711 posts, 125,195 topics and 77,600 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.