SomaliNet

Somalia's largest site

PUBLIC NOTICE Somalinet is going through major changes with upgraded hardware and new software...

Soo dhawo

Walaal,
Salaan qaali ah kadib, sidaa meesha ka arkaysidba SomaliNet waxyaabaa iska badalay marka fadlan noo dulqaado intaan howshan ka dhamaynayno. Howl aad u farabadan ayaan somalinet ka qabanay walina way socotaa. Hadii aad weysid wax aad hore uga baratay meeshan fadlan xoogaa noo dulqaado.

Mahadsanid,
maamulka SomaliNet

Tags: