RECENTLY WATCHED VIDEOS 10 minute refresh
somali music (super khalid,HANAAN)
Title: somali music (super khalid,HANAAN)
Description: Super Khalid singing hanaan previously from cumar dhule
hanaanka ilaah ku siiyey
habsami socodka dhaqaaq
hubqaadkaagu waa i diley
hamuun waan kuu qabaa
qalbiga waan kugu hayaa
hideydu waxey ku raacdey
habeen kheyr lagu duceystee
inkastoo wali hibasho helin
amaan saqda dhexe hurdada
hirtaayo la seexan waayey
horteyda markaad timaadee
ee aad ila hadal tidhaahdo
hasaawaha ii bilawdo
xumadii nabarkaa i deysee
halkii bugtaaba bogsataa
Author: foreignasset
Tags: burco, hanaan, hargiesa, heeso, khalid, music, normad, pictures, somali, somaliland, super
Duration: 255 seconds
View count: 12396
Rating: 5.00 (8 ratings)
Flash: http://www.youtube.com/v/W_h59ioLMyI&f=gdata_videos
Watch page: http://www.youtube.com/watch?v=W_h59ioLMyI Related: Top rated videos by user: