Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.Some sections may become inaccesible in the next few weeks.FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
RECENT WATCHES Please report bugs on this beta software through our contact form. Thanks in advance
RECENTLY WATCHED VIDEOS
10 minute refresh biyo mareen ka somaliland
Title: biyo mareen ka somaliland Description: JAMHUURIYADA SOMALILAND
Anigoo ah qareenka muwaadinka magaciisu yahay maxamed cabdilaahi waykaab waxaan halkan ugu soo gudbinayaa madaxda ay cabashadani sida tooska ah ugu socoto cabsho guud ahaan ku wajahan goobaha ay D/hoose ee haragaysa ugu talo gashay qashin qubka iyada oo aan ku lamaanaynayno haayadaha caalamiga ah ee ka caawiya mallgalinta goobaha qashin qubka gaar ahaan goobta ay u qorshaysay dawlada hoose ee haragaysa oo saamayn caafimaad daro ku leh dadka iyo duun yadaba ku nool aaga deegaan waraabe salaan ee waqooyiga degmada haragaysa , waana sidan iyada oo faahfaahsan
1. waxay si guud u xaaraantimaynayaan shuruucda caalamiga iyo kuwa maxaliga ahba in gobo qashin qub ah loo isticmaalo meelaha daad mareenka ah taaso oo loogu danaynayo caafimaadka dadka iyo duunyadaba caafimaad kuna waa wax yaabaha aasaasiga u ah nlosha nolah dad iyo duunyaba , sidaana waxay dowladaa jahhuuriyada Somaliland ku cadaysaysay qod.17-aad ee dastuurka
2. hadaba goobta ay u cayintay D/hoose in ay noqoto goobta qashin qubka ee aagan waraabe salaam waa meel daad mareen oo ay biyaha roobku kaga soo rogmadaan dhinacayo badan. Lehna meelo ay biyuhu fadhiistaan oo dad iyo xoolaba ay ka cabaan sidoo kale biyaha dooxadaa maraa waxay noqdaan ugu dambeynta biyaha ka dhaca meesha loo yaqaan biyo dhacay
3. D/hoose ee haragaysa waxay goobtaaasi ka samaynaysa wax ay ku sheegtay goob qashin qub iyad oo boholihi daadku marayey u diyaarinaysa goob qashin lagu shubo , kaasi o ay dhan walba biyhihii ka soo shubma ayay ay jiraan, dhaxalkeeduna uu yahay in dad kii iyo duun yadii ku noolayd deegaan ka ay ku dhamaadaan biyhaasi oo ay ku faafaan cuduro, aafada halkaa ka dhacdaana ay samayn ku yeelan doonto siyaasadda guud ee caafimaadka oo ay u xilsaaran tahay dowladu ,
4. D/hoose ee haragaysa , waxay bilooday in ay meesha noocaasi ah ay ku bilowdo gob qashin qub iyad oo aan eegin inay tahay goob ku haboon iyo in kale iyad oo waliba ay ku maalgelinayaan hayadaha ogaysiiinta ku leh qoraalkan oo aan ku dabo gelin sahankooda qaldanka ah iyaga oo helaya goob taagan oo ay ka qodaan godad qashin qu ah oo aan ku oolin meelo daad mareen ah .
Sidaa darted , waxaan madaxda sharafta leh ka codsanaynyaa in ay aritan oo khatar u ah noole far badan oo mustaqbalka dhaw ku inam karta caafimaad ka deegaanka ku nool aagasi waraabe salaam iyo meel kasta oo ay ku faafto waskhda ay biyo mareenadaasi qaadaan dawladu in ay soo dhex gasho , kuna sameeyaan faro galin , lana joojiyo shaqada D/hoose ee garaysa ay ka wado goobtaasi inta go'aan wada jir ah laga gaadhayo.
Qareenka:max'ed cabdilaahi waykaab
mob: 4413553
Qareen:cabdiraxmaan ibraahim caalin Author:xaajilaaqe Tags: biyo, marenka, somaliland Duration: 641 seconds View count: 3934 Rating: 4.75 (4 ratings) Flash:http://www.youtube.com/v/hFhwB-glOCE&f=gdata_videos Watch page:http://www.youtube.com/watch?v=hFhwB-glOCE
Related: Top rated videos by user:
MY DIRTY NEIGHBOURS BACK YARD OR SOMALIANS IDEA OF RECYCLING
モガディシオ ソマリア 2008 (1)
biyo mareen ka somaliland
Concrete Angel - Martina McBride - The Sims 2
oromo rap
Drum Rudiments #29 - Inverted Flam Tap - DrumRudiments.com
Bullet For My Valentine-All These Things I Hate (Revolve Aro