>xxxx
Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE

RECENTLY WATCHED VIDEOS

10 minute refresh
Xildhibaano eedeymo u jeediyey xukumada PL June 27,2008

Title: Xildhibaano eedeymo u jeediyey xukumada PL June 27,2008
Description: Toban Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Baarlmaanka Puntland ayaa maanta shir jaraa'id ku qabtay xarunta Baarlamaanka kuwaasi oo sheegay in ay hakad galeen howlihii Baarlamaanka isla markaana ay qarka u saaran yihiin in xildhibaano fara badan xilalkii ay hayeen iska casilaan. Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xirsi oo u hadlayey mudanayashan ayaa sheegay in xukumadda Puntland ay u sabab tahay kala qaybsanaanta golaha wakiilada, howshii loogu talagalay golahana faragalin xoogan ku hayaan. "Tan iyo intii uu furmay kalfadhigii Baarlamaanka Guddoomiyaha wuxuu ka bixi waayay safaro aan cidna u dirsan" ayuu yiri Xildhibaan C/rashiid oo intaa raaciyay in shir guddoonka Golaha ay ka soo horjeedaan is waafijinta xeer hoosadka iyo Dasturka, isla markana si cad uu arintasi u difacayo Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse.Radio Garowe
Author: GaroweOnline
Tags: Galdogob, Galkacayo, Mudug, Puntland, Somalia, Somaliland
Duration: 619 seconds
View count: 588
Rating: 5.00 (1 ratings)
Flash: http://www.youtube.com/v/uaXQNalrpC4&f=gdata_videos
Watch page: http://www.youtube.com/watch?v=uaXQNalrpC4

Related:

Top rated videos by user:

Xildhibaano eedeymo u jeediyey xukumada PL June 27,2008

Las Vegas Stratosphere Insanity Ride

Refsdal Demo 10/04/07

End of UCLA v. Gonzaga

David Bowie - Rebel Rebel

Cayaar Somali

Extreme -Tragic Comic

??rah Kalbi bil ?man
:::::: ::NEXT