Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

sideen ku soo celiyaa xaaskaygii aanu kala :cry:

Arimaha qoyska maanta

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
A.B Ismail
Posts: 2
Joined: Sat May 05, 2007 7:38 am
Contact:

sideen ku soo celiyaa xaaskaygii aanu kala :cry:

Postby A.B Ismail » Thu Sep 04, 2008 8:14 pm

waxa dhacay inaan guursaday inan aanu isjeclayn oo mudo shan sano xidhiidh aanu lahayn... mudadaa aanu xidhiidhka lahayn may dhicin inaanu marna kala cadhoono oo waxaanu ahayn laba isfahama wixi dhib ah ee na kala dhexmarana wada tashi kaga gudba... any way
waanu inantii aqal galnay ilaahayna sanad ka dib inan (gabadh) na siiyay oo
A.B:
noo dhalatay
may allah be the guid of somali people:
haye
A.B:
run ahaantii anigu waxaan ahaa aabo aad inantiisa u jecel iyaduna iga darnayd
A.B:
sidaa aan walal hore kuugu sheegay
may allah be the guid of somali people:
haye
A.B:
marnba may dhicin in khilaafkayagu anaga na dhaafo oo cid kale ay maqasho wixii na dhexmar inkastoo ay iskaba yaraayeen
may allah be the guid of somali people:
haye
A.B:
khilaafkayagu oo aan odhan karaayo mabay jirin wax khilaaf ah oo na kala dhex maray
may allah be the guid of somali people:
haye
A.B:
hadaba walal waxa dhacday in xaalad dhaqaale xumi ihi na soo waajihiday
may allah be the guid of somali people:
ok
A.B:
taasina dhalisay khilaafkii uugu horeeyay ee nakala dhexmar
A.B:
any way
may allah be the guid of somali people:
haye
may allah be the guid of somali people:
walale xageed ku nooshihiin
A.B:
maalin ayaanu is qabsanay
A.B:
walal waa hargiesa somaliland
may allah be the guid of somali people:
ok
A.B:
aflagaado iyo gacan ka hadalna wuu dhacay
A.B:
si kasta ha ahaa tee
may allah be the guid of somali people:
gacanta ma adigaa geestay mise iyada
A.B:
inantii gurigii hooyadeed oo kaligeed leh iyo wiil
may allah be the guid of somali people:
haa
A.B:
runtii iyada ana cadhadii ayaan u raaciyay
A.B:
waanay kani adkaydoo waxay ku adkaysatay inaan furo
A.B:
hadaba anigu kamaan yeeline waxaan isku dayay in aan xidhiidhkayagii dib u soo nooleeyo
may allah be the guid of somali people:
huuno waligaa waxaad ogaataa waxan aad la hadleyso in eey tahay dumar waliba xaaskaga ah
A.B:
ok
A.B:
walal maad iga sug sheeko waydan baysaaye
may allah be the guid of somali people:
ok
may allah be the guid of somali people:
haye
A.B:
in ka yar toban maalmood ayaan xidhiidh kii soo noqday oo aanu si caadiya u wada hadalnay in kasto oo ayna gurigeedii dib ugu soo laaban hadan waxaanu ku heshiinay
A.B:
inaan dedaal u muujiyo oo iyadaa ku andacoonaysay inaanan dan ka lahayn iyada iyo inantaydaba
A.B:
any way
may allah be the guid of somali people:
haye
A.B:
malintii jacaylka ee 2006 ayaan is idhi hadiyad u gee
A.B:
hadiyada aan doonaayay inaan u geeyana waxay ahayd sed dirica
may allah be the guid of somali people:
haye
may allah be the guid of somali people:
ma marhore baa 2006
may allah be the guid of somali people:
waa fogtahay
A.B:
hadaba si ay dookheeda mid waafiqsan ama cajabi
A.B:
haa
may allah be the guid of somali people:
waxaan mooday eey xalada hada taagantahay
A.B:
wali way taagan tahaye
may allah be the guid of somali people:
ok
A.B:
hadaba gabadh saaxibadeeda ayaanu ku balanay inaanu is raacno si aanu uugu soo wada doorno hadiyad ay ku faraxdo
A.B:
walal inantii aan islahaa waa sxb deed ayaa markii aan u tagay iska dhigtay inay xanuun sanayso
may allah be the guid of somali people:
ok
A.B:
almuhiim inantii waxaan ogaaday inaanay xanuunsanayn ee ay diidayso inay wax ila qabato
may allah be the guid of somali people:
macnaha
may allah be the guid of somali people:
ok
A.B:
iyadoo aan canaanaayo inantii ayay gabadhaydu noo soo gashay
may allah be the guid of somali people:
ok
A.B:
hadana xagaas ayaanu iyadii isku af dhaafnay
A.B:
oo aniga ayaa cadhadii erayo iyada dhaawacay aan ku idhi
A.B:
wiig ka bacdina waan furay kadib markii ay ku adkaysatay ee walaaladeena ay ku raaceen
A.B:
hadaba walal
may allah be the guid of somali people:
ok
A.B:
arinta aan doonaayo inaan kaala tashada waxay tahay
may allah be the guid of somali people:
haye
A.B:
imika mud sanad iyo 9 bilood ayaa ka soo wareegay
may allah be the guid of somali people:
haye
A.B:
ilaa maantadadaa xaaladu waa sideedii
A.B:
markaa imika anigu waxaan dooonayaa inaa dib u soo celiyo
may allah be the guid of somali people:
ok
may allah be the guid of somali people:
gartay
A.B:
markaa waxaan doonayaa inaad igala talisid sidii aan hawshaa u gali lahaa
may allah be the guid of somali people:
ok
may allah be the guid of somali people:
gartay
may allah be the guid of somali people:
huuno hadalkaaga sifiican ayaan u fahmaa
A.B:
ok

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ask The Experts - Family Matters”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests