Hi all
Marka hore ha ila Yaabin, Hanjabin, Ceynin BALSE ila tali hadaad awoodo..
Waxaan ahey gabar somaliyeed, waxaan isku arkey waayadan danbe in aan ka helo GABDHAHA, waxaan markasto ku fakaraa in aan la kulmo gabar!!!
Waxa aan sameeyo ma garanayo, waxaan rabay in aan ogaado in arintaan ay caadi tahay oo ay jiraan dumar badan oo ila mid ah!!!
Maxaan sameeyaa si aan uga baxo?
Gabar Yaaban