Page 1 of 1

Ila Taliya: Yaa yaqaano sida loo Dhiso Tiinaar.

Posted: Tue Jul 03, 2012 11:53 am
by DayaxJeclee
Yaa yaqaan sida loo dhiso Tinaar, ama qof dhisiyaqaana oo london joogo.

Muufo ayaan rabaa in aan soonka dubo.

waa mahadsan tihiin

Re: Ila Taliya: Yaa yaqaano sida loo Dhiso Tiinaar.

Posted: Tue Jul 03, 2012 12:43 pm
by daiman
what is tiinaar :lol:

you can buy muufo from some somalis. I can make laxoox not muufo, but markdaa sameyso send me some. when is ramadan horta?

Re: Ila Taliya: Yaa yaqaano sida loo Dhiso Tiinaar.

Posted: Tue Jul 03, 2012 12:49 pm
by DayaxJeclee
what is tiinaar :lol:

you can buy muufo from some somalis. I can make laxoox not muufo, but markdaa sameyso send me some. when is ramadan horta?
waad iga qoslisay. Tinaar waa foorno soomaali. somali oven. :lol:
i'll sent you some if you live london

Re: Ila Taliya: Yaa yaqaano sida loo Dhiso Tiinaar.

Posted: Tue Jul 03, 2012 1:44 pm
by DayaxJeclee
meeshaan waligood dad gacant musbaar saaray ma joogaan miyaa. malmaalato lee ka buuxda miyaa.
misa tinaarka ama garanaayaa miyaa.

Reer xamarlee tan ka jawaabi karo :)