Page 1 of 1

Sheikh Xassan Dahir Aweys oo wiil ugu dhashay Muqdisho

Posted: Thu Dec 05, 2013 3:57 am
by hurdaayetoos
Image

Xaaska ugu yar xaasaska shiikha ayaa isbuuc kahor udhashay wiil sheekha oo ay Ku booqato Guriga sheekha laga dajiyey muqdisho.

Aroornimadii shalay subax ayaa mid ka mid ah xaasaska Sheekh Xasan Daahir Awaysay waxa ay wiil ku dhashay cisbitaalka Alxayaat ee magaalada Muqdisho, sida uu baahiyey website-ka garab ka mid ah Al-Shabab.

Website-ka Rasminews.com ee garabka Al-Shabab ee Mukhtaar Roobow iyo Xasan Daahir Aweys, oo soo xiganaya ehelada Xasan Daahir, ayaa sheegay in habeen hore xaaska Xasan Daahir loo qaaday Isbitalka, kadib markii uu xanuun qabtay, subaxdii xigtayna ay umushay.

Wiilkaan u dhashay Sheekh Xasan Daahir ayaa waxaa uu noqonayaa da’dii shan iyo labaatan (25)- aad ee ifka u joogta Xasan Daahir Aweys.

Sida website-ka Al-Shabaab uu qoray wiilka dhashay hooyadii waxaa lagu magacaabaa Xafsa Maxamed Aweys waana gabar la ilmo adeer ah Xasan Daahir, waxayna ka mid tahay xaasaska afarta ah ee uu leeyahay Sheekh Xasan Daahir Aways.

Xiliga uu wiilkaan u dhalanayo, ayaa Xasan Daahir waxaa uu bishii shanaad ku xiran yahay xabsi ku yaalla magaalada Muqdisho, isaga oo gacanta ugu jira dowladda Somalia.
http://booqasho.com/2013/11/25/top-news ... y-akhriso/

Re: Sheikh Xassan Dahir Aweys oo wiil ugu dhashay Muqdisho

Posted: Thu Dec 05, 2013 10:34 am
by AbdiJohnson
His wivies r sade,hj,dhulo so now he has 25 kids :shock:

Re: Sheikh Xassan Dahir Aweys oo wiil ugu dhashay Muqdisho

Posted: Thu Dec 05, 2013 1:30 pm
by Hodan94
His wivies r sade,hj,dhulo so now he has 25 kids :shock:
I guess he has got some hope...after being branded the loser of the yr...with 25 kids he can start a new militant group.

Re: Sheikh Xassan Dahir Aweys oo wiil ugu dhashay Muqdisho

Posted: Thu Dec 05, 2013 2:29 pm
by Minneapolis Mayor
His wivies r sade,hj,dhulo so now he has 25 kids :shock:
I guess he has got some hope...after being branded the loser of the yr...with 25 kids he can start a new militant group.
Xassan Daahir has no Uncle Called Maxamad Aways. Also, Xassan Daahir has only 2 Wives who are over 50. To make it more clear, Xassan Daahir has only 6 boys and 3 girls. I know Xassan's nieces and Nephews Plus his son is on my Facebook. Sheekada Raqiiska ah meesha kala taga.

Re: Sheikh Xassan Dahir Aweys oo wiil ugu dhashay Muqdisho

Posted: Thu Dec 05, 2013 5:58 pm
by hurdaayetoos
Midka M mayor ina jabarti mareexaar adigu hawiye toilet paper ayaad tahay oo xaarka lagu tirtoro.
sheelkha iyo caruirtiisa ilaah barakeeyey afkaaga qurmuun kalabax xaar yahow.

Mareexaar xaar dhalay