Hadda ka hor ayaa Tuug Xawaadle ahaa wuxuu xadi jiray kabaha. Maalin maalmaha ka mid ah uu soo galay masaajid Baladweyne ku yaala. Isla markiiba wuxuu indhaha ku dhuftay kabo jambal ah oo cusub aadna u qurux badan, kabaha waxaa lahaa Ugaaska Xawaadle Dubai aa looga soo diray. Tuuggii wuu qaatay kabihii. maalintii dambe isagoo kabihii ku labisan magaalada bartamaheeda maraya ayaa la qabtay. waxaa lagu yiri, kabaha aad wadato Ugaaskaa iska leh maxaad u qaadatay? wuxuu ku jawaabay: "Ar ma Ugaaskaa leh??? Xow kabihiisa kuwa Gugundhabaha ugu daray bacowgaan?????"
AFKA DAY
yacni baladweyne masaajidka kabaha qabiil walba meel uu dhigtaa...