Guy Habargidir ah oo reer baadiye ah aa maalin asagoo maraayaa meel baadiye ah wuxuu arkay Geel meel cidla ah daaqaaya... Wuu u soo dhawaaday markii uu geelii u yimid ayuu kor u qeyliyay..." AR GEELAAN YAA LA JOOGA?AR GEELAAN YAA LA JOOGA?AR GEELAAN YAA LA JOOGA?
Markuu 5 goor ku celceliyay wax u jawaabana uu waayay Habar gidir maxaa ku taqaan Indho adayg, wuxuu la soo booday : " ISTAAQFURULAAH ILLEEN ANAA LA JOOGAY"