Somali Airlines safety rules
Galkacyo: Suunka xerta ama gacan aay tagee
Barawe: Ma iska xeretino suunka intii qadaadka fooqa ku dhufatin maa rabtiin?
Bosaso: Xerta suunka ama waan idin xer xeraa kuliginaaaninee
Hargeisa: War xidha bahasha waridkin seegeee
Mogadishu: Waraa waji kabriid ((IMG:style_emoticons/default/lol_2.gif) ), suunka xero nooh, maxa waye adi dhan. Alora hadaa xeran weysid barmil aan kugu dhex xooraa
Beledweyne: Suunka ma xeraneydaaan mise ma xeraneydaan?
Baidoa: Adaa la aadaa penalty fadaase ariirkee may le eree? Suunka hir ba