MAXAA KALA QABSADAY REER WOQOOYI IYO JAREER (ILA FUUR)

Wixii ku qoran af Soomaali

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

Kalaay
Posts: 22
Joined: Thu Oct 07, 2004 3:07 pm

MAXAA KALA QABSADAY REER WOQOOYI IYO JAREER (ILA FUUR)

Post by Kalaay »

Nin kamid ah dadka loo yaqaan JAREER (Timo Adag) ayaa shaqo loogu badalay Woqooyi, Maalin maalmaha ka mid ah ayuu galay Masaajid Hargaysa ku yaalay, maadaama uu ka soo dib dhacay jamaacada ayuu keligii iska xirtay. Xogaa kadib ayuu gadaashiisa ka maqlay "Usalii, Usaliii.....Faradal.... ..................."
Wuxuu dareemay in lagu soo daba xirtay faataxadii ayuu dabadeed kor u qaaday markuu dhammeeyay halkii uu ka filayay AAMIIN ayaa mid khaldaamiinta kamid ah ku yiri kuwii kale " Car waa ninkii Ju' yiraahda mahadday JADHIIDH-NA noo keeneen oo yiraahdeen iimaan noqo".
Ninkii odayga ahaa makuu intaa maqlay ayuu khalkhalay, naxdin darteed markii uu faataxadii dhameeyay halkii laga rabay in uu suurad ku xijiyo, ayuu Ataxiyaatkii dabada u qabtay. Qoladii mid ka mid ah ayaa haddana yiri " Gaw, Waar waaxay dee ? wixii Walla-weyn kaa keenay wase, markaad fariisato maxaad akhrin?".
War maa yaala hee miskiinkii maalin dambe masaajid ma gelin illaa uu muqdisho ku soo noqdo.

Laughing Laughing Laughing Laughing
BERBERAWI
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 396
Joined: Tue Mar 23, 2004 7:00 pm
Location: Somaliland and muuse cabdale lad

Post by BERBERAWI »

looooooooooool

maskiin. i hope thats just a joke and its not true coz thats haraam
Falfaliir
Posts: 80
Joined: Wed Jul 02, 2003 7:00 pm

Post by Falfaliir »

ain no thing u said is funny.
miss_isaaq
Posts: 24
Joined: Wed Feb 20, 2008 2:49 pm

Re: MAXAA KALA QABSADAY REER WOQOOYI IYO JAREER (ILA FUUR)

Post by miss_isaaq »

ana idin shegaya lol bahda rer xamrka ah loooooooolz an idin dahmaro ifaan hadu yidhi sida rer waqoyiga lol de wa hsay ay layabeen oo nin rer koonfured ah oo salad tukinaya way layaben coz ciilmiga ku yar lakiiiiiiiin iyaga wa isaqe umaba garanayan nin hawiya ah anba xaga ka socdaa ya xaga iyo saladana tukiya lakiiiiiiiiiiiiiiiiiiin qarba jira ilahay so hadeyay lakiiiiiin layab mahala
nasringurl
Posts: 25
Joined: Mon May 12, 2008 3:06 pm

Re: MAXAA KALA QABSADAY REER WOQOOYI IYO JAREER (ILA FUUR)

Post by nasringurl »

looooooooooooooooooooooooolz that waz soo funny hehehehee
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: MAXAA KALA QABSADAY REER WOQOOYI IYO JAREER (ILA FUUR)

Post by Air Canada »

Kalaay wrote:" Gaw, Waar waaxay dee ? wixii Walla-weyn kaa keenay wase, markaad fariisato maxaad akhrin?".
War maa yaala hee miskiinkii maalin dambe masaajid ma gelin illaa uu muqdisho ku soo noqdo.

:lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Kursiga aan ka faniinay.

Kalaay, we need more ila qosol.
anigaan2050
Posts: 2
Joined: Sat Aug 16, 2008 8:26 am

Re: MAXAA KALA QABSADAY REER WOQOOYI IYO JAREER (ILA FUUR)

Post by anigaan2050 »

waraa adiga salaada iyo qosolka kalasaar,waxaas ne ma aha wax lagu qoslo waa xaraan
User avatar
shiniile9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1271
Joined: Sun Feb 15, 2009 11:52 am

Re: MAXAA KALA QABSADAY REER WOQOOYI IYO JAREER (ILA FUUR)

Post by shiniile9 »

:lol: :lol: :lol: This is a funny one.- :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ila Qosol - Soomaali”