Waa runtaa. Hada kahor ayaan maalin tagay Sab Abgaal oo nin saaxiibkey ahaa igu casuumay muqdishosadex sano kahor. Waxaa la keenay bariis mix qamadi iyo kurus geel iyo waliba fal faliir iyo digir. Walaahey aad baan uga helaysince when do only HG eat falfaliir? dadka deexda deggan oo dhan ayaa cuna