Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Wixii ku qoran af Soomaali

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
hurdaayetoos
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 274
Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am

Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby hurdaayetoos » Fri Nov 15, 2013 11:41 am

This is not a joke its the truth
There is no Somali food rather qabiil food
From top to bottom

Isaaq dir waqooyi dhulbahante. Laxoox shaax iyo bur shiil shiil

Subaxii hore waa laxoox iyo shaax

MJ. Majeerteen. Malaay amma kaluun. Hadaad tagtid maqaayadaha bari ood hilib dalbatid waxaa la guu keenayaa Kaluun hilib wayne oo aad moodo geel balse markii laguu soo dhaweeyo durbaba kaluun baa kuu soo uraya. Hilib ma cunaan.

HG. Fal faliir, gocoso, iyo quule. Marka aad tagto magaalooyinka HG quraac qado iyo casho waa fal faliir iyo gocoso.

Abgaal. Moxog amma English TARO. Signature dish weeyaan.

Raaxanwayne iyo Mareexaan. Digir amma canbuulo. In badan baa la yiraa canbuulo amma Digiri hawiye ayaa cuna laakiin xaqiiqadu mareexaan iyo raxanwayn ayaa digirta cunta.

Cuntada soomaalidu dibadaha sheegtaan in any iyagu leeyihiin sida
Sanbuusaha bajiye soorta muufo waxaa leh reer xamar iyo jareer

Baasto waxaa leh talyaani
Bariis waxaa leh asian

hurdaayetoos
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 274
Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby hurdaayetoos » Fri Nov 15, 2013 12:03 pm

Correcting my self. Laxoox canjeero from Ethiopia
Shaax from China
Bur shiil shiil from Arabia.
So waqooyi galbeeds food I don't know khaad iyo haruur

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby zingii » Fri Nov 15, 2013 12:49 pm

:pac:

User avatar
srsbsns
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 399
Joined: Tue Mar 26, 2013 6:56 am
Location: On sanctioned raiding expeditions...

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby srsbsns » Fri Nov 15, 2013 1:13 pm

waqooyi signature dish is hilib geel. also differentiate between injiira iyo laxoox, made using different source ingredient - not the same thing.

waqooyi wa Somali saxsan. hilib iyo caano.

saacJabshee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2393
Joined: Wed Mar 27, 2013 5:39 pm

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby saacJabshee » Fri Nov 15, 2013 1:48 pm

I always thought cambuulo iyo digr was hbrgdr/abgaal signiture dish. :notsure:

hurdaayetoos
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 274
Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby hurdaayetoos » Fri Nov 15, 2013 5:22 pm

waqooyi signature dish is hilib geel. also differentiate between injiira iyo laxoox, made using different source ingredient - not the same thing.

waqooyi wa Somali saxsan. hilib iyo caano.
Hilib geel and caano there is a reason why I did not label to anyone. Because everyone eats it from raxanwayne to isaaq.

Laxoox is aqtualy canjeero version of eritreans I only found out today.
So the only real food for Somalia and that only Somalia people eat and parpare in certain way no one else does are.

Digir and haruur oo isku si loo karsho soomaali ma ahane cidkale aan sidaa u karin una cumin iyo fal faliir oo HG kaliya Ku kooban sidoo kale Gocoso oo iyadu na ah mid aan cidna beerin balse abandon uga baxdo baadiyaha HG kana mid ah deit ka HG ta marka laga tago Hilib iyo Caano oo cid walba cunta.

Moxog abgaal waaxaa la cuna wadamo badan oo dunida ka mid ah sidaa darteed soomaali gooni kuma ahan.

Quule waa natural nut like almond HG waxaa ku haysta dabagaalaha kkk

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby GIJaamac » Fri Nov 15, 2013 5:35 pm

hurdaayetoos

Brotha wax yar aan ku saxo inta garaadkeyga ah

Horta digir ama cambuulo reer koonfur oo dhan ayaa u siman, hal qabiil kuma koobna.
Falfalliir habargidirta xeebaha degan ayaa badanaa cuna, haba u badnaadee Saruur, Abgaal Daauudna ku dar.
Moxogta waxaa isticmaala kiliya dadka Xamar banaankeeda dagan sida murusadaha dayniile jooga
iyo Abgaal reer mataan oo ku beerta dhulka u dhaxaysa balcad iyo xamar.
Quullaha inkastoo Saleebaan marmar lagu dacaayadeeyo, daaroodka ayaa nooga cunid badan.
Gobolada dhexena burka iyo shaaha si aad ayaa looga isticmaalaa.
Waa intaan indhahayga ku arkay.

hurdaayetoos
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 274
Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby hurdaayetoos » Fri Nov 15, 2013 6:05 pm

="GIJaamac"]hurdaayetoos

Brotha wax yar aan ku saxo inta garaadkeyga ah

Horta digir ama cambuulo reer koonfur oo dhan ayaa u siman, hal qabiil kuma koobna.
Falfalliir habargidirta xeebaha degan ayaa badanaa cuna, haba u badnaadee Saruur, Abgaal Daauudna ku dar.
Moxogta waxaa isticmaala kiliya dadka Xamar banaankeeda dagan sida murusadaha dayniile jooga
iyo Abgaal reer mataan oo ku beerta dhulka u dhaxaysa balcad iyo xamar.
Quullaha inkastoo Saleebaan marmar lagu dacaayadeeyo, daaroodka ayaa nooga cunid badan.
Gobolada dhexena burka iyo shaaha si aad ayaa looga isticmaalaa.
Waa intaan indhahayga ku arkay.
GIjaamac mahad sanid walaal sixida.

Waxaan topigaan u qoray ayaa ah in Soomaalidu aynaan laheyn cunto ay iyagu leeyihiin sida wadamada kale inta aan ka ahayn hilib iyo caano aduunka oo idil laga cuno.

Hadaba oodkaca ayaan dhihi karaa waa midka Kali ah Somalia's signature dish waliba mudo dheer raaga oo ah very invention how its prepare and its all natural meat and its own fat.

Waa sida aad sheegtay falfaliidh waxaa Cuna HG bari iyo ceyr xarardheere waa meeaha aadka looga jecelyahay
Waxaad hilmaantay gocoso oo ceyr oo idil iyo HG bari aad u cunto.

Quule waxa uu iga ahaa joke

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18630
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby FarhanYare » Fri Nov 15, 2013 6:13 pm

i dont eat gocoso or falfalir though

hurdaayetoos
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 274
Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby hurdaayetoos » Fri Nov 15, 2013 6:50 pm

FarhanYare labadaba anigaa cuna ee I waydii.
Kafiican bariis iyo baasto you don't know what you missing

Falfaliir waa full of protein iyo carbs gocoso waa full of natural minerals iyo vitamins

Maalin dhawayd ayaan mid saaxiibkey ah oo HG Ahi yiri war ninyahow Federal ka la sheegayo HG hadaan nahay, Hiiraan waxba u gama baahnin iyagaa ayaa inoo baahan oo aan bad laheyn. From matabaan ilaa gaalcacyo wax walba ayaa laga helaa.

Markaas ayaan iri maxaad ula jeedaa

Markaas ayuu yiri
HG hadaan nahay diet keenu waa hilib caano oo aanu ka helno calcium iyo protein fal faliir oo isna ah protein gocoso oo aanu ka helno natural minerals and vitaminis qare oo si aad ah inoogu baxa iyo miro qare ladubay oo iyaduna leh minerals iyo vitamins.

Marka HG fruit iyo qudaar ma cuno aan ka ahayn qare iyo babaay inoo baxa sidaa daraadeed uma baahnin Hiiraan sidaa ayuu yiri moosna shabeelada dhexe iyo hoose ayuu nooga yimaadaa ayuu hadal kii Ku soo Gabo gabeeyey

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14223
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby AbkoowDhiblaawe » Fri Nov 15, 2013 6:55 pm

since when do only HG eat falfaliir? dadka deexda deggan oo dhan ayaa cuna

User avatar
manaxe88
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 367
Joined: Fri Oct 12, 2012 10:02 pm
Location: chilling in DASHEEG WAAMO

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby manaxe88 » Fri Nov 15, 2013 7:09 pm

falfalir see u egtahay

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14223
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby AbkoowDhiblaawe » Fri Nov 15, 2013 7:13 pm

falfalir see u egtahay

Image

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby GIJaamac » Fri Nov 15, 2013 7:14 pm

Hurdaayetoos

Sxbow waa runtaa. Soomaali waxay cunto ayada aliftey ka sheegankaraan waa Oodkacaas, inkastoo oodkaca aad caafimaadka qofka ugu darantahay dufanta saaidka ku jirto awgeed. Waxa ragga soomaliiyeed cimrigooda gaabiyey dadka qaar subaga ayay u nisbeeyaan. Laakiin Xamar waxaan ku arkijirey oodkac oo malay laga sameeyey oo saliidiisa ku dhax jiro. Taasoo kale ayaa caafimaad iyo ilbax la yiraahadaa.

warsheekh

Falfalliir Saruur u daa sxb. Cida bilaash uma feera weynaanin :lol:

manaxe

Sxb waa digirta guduudan oo qoraxda lagu qalajiyey oo midab cadaan isku badashay. Way ka macaantahay digirta kale.
Last edited by GIJaamac on Fri Nov 15, 2013 7:19 pm, edited 1 time in total.

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14223
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood

Postby AbkoowDhiblaawe » Fri Nov 15, 2013 7:18 pm

LOL xiinoow :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ila Qosol - Soomaali”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests