Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
Correcting my self. Laxoox canjeero from EthiopiaThis is not a joke its the truth
There is no Somali food rather qabiil food
From top to bottom
Isaaq dir waqooyi dhulbahante. Laxoox shaax iyo bur shiil shiil
Subaxii hore waa laxoox iyo shaax
MJ. Majeerteen. Malaay amma kaluun. Hadaad tagtid maqaayadaha bari ood hilib dalbatid waxaa la guu keenayaa Kaluun hilib wayne oo aad moodo geel balse markii laguu soo dhaweeyo durbaba kaluun baa kuu soo uraya. Hilib ma cunaan.
HG. Fal faliir, gocoso, iyo quule. Marka aad tagto magaalooyinka HG quraac qado iyo casho waa fal faliir iyo gocoso.
Abgaal. Moxog amma English TARO. Signature dish weeyaan.
Raaxanwayne iyo Mareexaan. Digir amma canbuulo. In badan baa la yiraa canbuulo amma Digiri hawiye ayaa cuna laakiin xaqiiqadu mareexaan iyo raxanwayn ayaa digirta cunta.
Cuntada soomaalidu dibadaha sheegtaan in any iyagu leeyihiin sida
Sanbuusaha bajiye soorta muufo waxaa leh reer xamar iyo jareer
Baasto waxaa leh talyaani
Bariis waxaa leh asian
Hilib geel and caano there is a reason why I did not label to anyone. Because everyone eats it from raxanwayne to isaaq.waqooyi signature dish is hilib geel. also differentiate between injiira iyo laxoox, made using different source ingredient - not the same thing.
waqooyi wa Somali saxsan. hilib iyo caano.
GIjaamac mahad sanid walaal sixida.="GIJaamac"]hurdaayetoos
Brotha wax yar aan ku saxo inta garaadkeyga ah
Horta digir ama cambuulo reer koonfur oo dhan ayaa u siman, hal qabiil kuma koobna.
Falfalliir habargidirta xeebaha degan ayaa badanaa cuna, haba u badnaadee Saruur, Abgaal Daauudna ku dar.
Moxogta waxaa isticmaala kiliya dadka Xamar banaankeeda dagan sida murusadaha dayniile jooga
iyo Abgaal reer mataan oo ku beerta dhulka u dhaxaysa balcad iyo xamar.
Quullaha inkastoo Saleebaan marmar lagu dacaayadeeyo, daaroodka ayaa nooga cunid badan.
Gobolada dhexena burka iyo shaaha si aad ayaa looga isticmaalaa.
Waa intaan indhahayga ku arkay.
falfalir see u egtahay
Return to “Ila Qosol - Soomaali”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests