Maashallah, wacdi fiican buu ahaa, Ilaahay khayr iyo ajar ha kaa siiyo, sis for posting it. Shiikh Mustafana illaahay ha ka abaal mariyo oo ha barakeeyo, muxaadarooyinkiisa aad baan u xiiseeya.
Funny note: Yaraantaydii aad baan u qadarin iyo ixtiraami jiray shiikhan, waayo waxaan u malayn jiray in uu ahaa nabigeena Maxamed SCW. I actually still believed that till I turned 10.
Waa runtiis, waxaa inaga luntay tilmaamtii iyo hadafkii adunkan loo joogay, ee Ilaahay kuligeen ha inaga wada dhigo kuwii ka faa'iidaystaa oo uu ku anfaco, aamiin. Tusaalihii uu ka soo qaaday markabka camiran ee dadna fuula la yidhi, meel allaaliyo meesha uu u socdaana la garan maayo, made me laugh so hard. Waa runtiis, cibaado la'aan waa duli-nimo.
I'll watch the other one, markaan soo casheeyo, inshallah. Looking forward to it, because I really need to work on my confidence.