Dumarka ma xiran karaan fargashi, jijin ama silsilad dahab ah?
Waxaan jeclaystay in aan u soo gudbiyo dadka la socda iyo kuwa aan la soconba Xaddiiskan:
من أحب أن يحلق حبيبه حلقة من نار ، فيحلقه حلقة من ذهب ، و من أحب أن يطوق حبيبه طوقا من نار ، فليطوقه طوقا من ذهب ، و من أحب أن يسور حبيبه بسوار من نار ، فليسوره بسوار من ذهب ، و لكن عليكم بالفضة فالعبوا بها
الراوي:أبو هريرةالمحدث:الألباني - المصدر:صحيح الترغيب- الصفحة أو الرقم:772
خلاصة حكم المحدث:صحيح
Wuxuu ku yiri al-Muxaddis al-Faqiih Sheekh Maxamed Naasirud-Diin al-Albaani -Eebbe ha u naxariistee- isagoo ka hadlaya Xaddiiskan kitaabkiisa la yiraahdo آداب الزفاف bogga 151:
Looma oggola ninka iyo naagtaba inay xirtaan fargashiga dahabka ah:
Waxaad ogaataa dumarka iyo raggaba inaan loo oggolayn inay xirtaan fargashiga dahabka ah iyo sidoo kale jijinta iyo silsiladda dahabka ahba sida ku soo aroortay Xaddiiskan:
((من أحب أن يحلِّق حبيبه بحلقة من نار فليحلّقه حلقة من ذهب، ومن أحب أن يطوق حبيبه طوقاً من نار فليطوقه طوقاً من ذهب، ومن أحب أن يسوّر حبيبه سواراً من نار فليطوقه طوقاً ( ويفي رواية: فليسوره سواراً ) من ذهب، ولكن عليكم بالفضة، فالعبو بها [العبوا بها، العبوا بها] ))أبو داود، وأحمد بسند جيد.
”ina Warfaa” http://www.freewebs.com/ina-warfaa/