Postby Umal Zamzam » Tue Aug 18, 2009 1:12 pm
Mahad Allaa Leh, naxariistii iyo nabadgelyadii Alle ha ahaadeen nabigayagii Muxammed Korkiisa, iyo asxaabtissii kaddib walaalayal wa wahaan u rajeynaya dadweynaha Soomaliyeed inay ka faa'ideystan bishaan ajarka badan a Ramadaan. Waan iin aan la soomo bisha Ramadaan oo laga reebtoomo cuntada, cabidda, iyo galmada u dhexeysa ragga iyo haweenka, laga billabo waaberiga ilaa qorraxdu ka dhacdo.