Ducada Leylatul-Qadriga
Caa'isha -Eebbe ha ka raalli ahaadee- ayaa waxay tiri Rasuulkii Allow -ammaanta Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee- ka waran haddaan ogaado habeenka yacni Leylatul-Qadriga maxaan iraahdaa, Rasuulku wuxuu yiri: Waxaad tiraahdaa:
اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعف عني
Eebbow adiga waxaad tahay Cafiye oo Deeqsi ah waxaadna jeceshahay cafiga ee i cafi.
Waana Xaddiis sugan.
قلت يا رسول الله أرأيت إن علمت أي ليلة ليلة القدر ما أقول فيها قال قولي اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعف عني
الراوي:عائشةالمحدث:الألباني - المصدر:صحيح الترمذي- الصفحة أو الرقم:3513
خلاصة حكم المحدث:صحيح
http://www.freewebs.com/ina-warfaa/