Masha allah..
Mogadishu: New Islamic University imaam shaafici opened in Suuqa Siigaale area
Jaamacada Imaamu shaafici waxaa lagu baran doonaa Sedex Kuliyadood oo kala ah:
1-Kuliyada Quraanka Kariimka iyo culuumtiisa
2-Kuliyada Tarbiyada Islaamka
3-Kuliyada Shareeca walqaanuun