Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

MIRACLE IN SUDAN: BABY BOY BORN WITH ASHAHAADA ON HIS HEAD..

Su'aalo, Jawaabo, iwm

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Camel_herder
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1651
Joined: Mon Oct 03, 2005 3:44 pm

MIRACLE IN SUDAN: BABY BOY BORN WITH ASHAHAADA ON HIS HEAD..

Postby Camel_herder » Tue Jan 17, 2006 8:24 pm

SUB'HAANALAAH,


THIS IS AN AMAZING STORY AND MIRACLE THAT HAPPENED IN SUDAN,
A BABY BOY WAS BORN WITH THE "ASHAHAADA( laa ilaaha ilalaah muhamadu rasululaah) ON HIS HEAD.

HERE IS THE STORY, AND THE LINK OF THE WEBSITE:
here is the weblink with picture of the boy:

http://www.buuloburde.com/News/news10w7.asp

and the story:

Wiil Madaxa uu kaga qoran yahay shahaadateenka oo ku dhashay Suudaan

Khartuum : Dhaqtar Suudaanees ah ayaa waxa uu sheegay in laga helay Madaxa wiil Suudaanees halkudhigga Shahaadateenka Islaamka ( Laa ilaaha Ilalaahu Muxamadu Rasuululaah ) markii lagu baaray mid ka mid ah Cusbitaalada ku yaala Miyiga Suudaan .
Dr. Muntasir Aldayib Ibraahiim oo ku taqasusay Cudurada haweenka iyo dhalmada ee Cusbitaalka Umu Shook ee Gobolka Alniil Alazraq oo 450 km dhinaca konfur bari kaga toosan Caasimadda Khartuum ayaa waxa uu sheegay inuu la yaabay markii uu arkay halkudhigaasi madaxa kaga qornaa canugga xilli uu gacansiinayay hooyadii .

Wargeyska Akhbaar Alyoum ee ka soo baxa Magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ayaa shalay soo bandhigay sawirka madaxa wiilkaasi oo Ashahaadateenka uu qoran yahay oo laba sadar kala ah Ereyada laa ilaaha ilalaahu iyo Muxamadda Rasuululaah.

Hooyada wiilkan oo lagu magacaabo Radiya Aadam ayaa waxa ay sheegtay intii canugani ay uurkiisa siday ay la soo derseen xanuuno badan , waxaana ilaa iyo sideed jeer loola cararay Cusbitaalka si loo daweeyo.

Radiya Aadam ayaa si dabiici ah inankeeda ugu dhashay Tuulada Alcamaara Daqla , waxa ayna la yaabtay waxa ku qornaa madaxiisa oo ay u yeertay dhaqtarka bal inuu ogaada waxa uu ku dhex qarsoon timahiisa , waxa ayna ku qaadatay dhaqtarka ogaanshaha arintaasi muddo laba cisho .

Dhaqtarka ayaa u sheegay hooyada wiilka dhashay in waxa madaxa ugu qoran uu yahay Ashahaadateenka , waa ay ilmeysiiyay oo ay ooysay Radiya , waxaana laga qaaday sawiro .

Dhaqtarka ayaa ku sheegay arintan fariin ka timid Allaha Bani’aadamka iyo wax waliba abuuray .

Hooyada ayaa dib u xasuusatay in madaxa wiilka inta aaney dhalin uu diiday inuu hoos u dhigo , qiimaha ku dahaaran Magaca Alle awgii .

Dadka Tuuleyda ee halkaasi ka dhow ayaa si weyn u hadal hayay dhacdadan , waxaana wiilkani loogu magac daray Salaax .

Wiilkan oo lala doonayay in loo bixiyo Magaca Muxamad ayaa aabaha dhalay oo lagu magacaabo Abul Qaasim Xamiida oo farxadi ay ka muuqato uu sheegay inuu hooyo kale ka dhalay wiil uu ugu magac daray Muxumad , balse wiilkiisan uu yahay mid ku weyn dhankiisa uuna ugu yeerayo magaca Salaax, wuxuna sheegay in

Xaaladiisa Caafimaad iminka ay tahay mid wanaagsan .

Hooyo Radiya Aadam ayaa waxa ay sheegtay inay la ooysay cabsi ay uga qabto inuu geeriyoodo wiilkeeda , waayo haweenka marka ay dhalaan caruur musjiso ah oo aan caadi aheyn oo fariin u ah dadka , waa uu geeriyoodaa durbaba , waxa ayna intaasi ku dartay “waxaan rajeynayaa in dadku ay iga indha qarsadaan arinteda , ayna u arkaan xaaladeyda, hooyo wiilkeeda geeri ugu baqeysa’’ Xigasho:


http://www.buuloburde.com/News/news10w7.asp

User avatar
AMAT-ALLAH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3406
Joined: Fri Mar 12, 2004 7:00 pm
Location: Cork, Ireland

Postby AMAT-ALLAH » Thu Jan 19, 2006 10:59 am

SubhannAllah........ Laughing

Im sorry im laughing cos i cant see anything... Embarassed

User avatar
Camel_herder
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1651
Joined: Mon Oct 03, 2005 3:44 pm

Postby Camel_herder » Sat Mar 11, 2006 11:37 pm

guys, if you couldn't see the picture, go this link:

and you will see the Miraacle baby born in sudan with the Ashahaada printed on his head:

http://www.akhbaralyoumsd.net/pic/kk.jpg

SUBHANALAAH!!!!

and to read the actual arabic article posted on the internet go to :

http://www.akhbaralyoumsd.net/modules.p ... le&sid=490

asa laamu alaykum

Steeler [Crawler2]
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12405
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby Steeler [Crawler2] » Tue Jun 20, 2006 9:05 am

Terrible birthmark. Poor kid.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Islam - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests