MUQIDSHO: Kooxo aan la garanayn oo ku daadshay waddooyinka Muqdisho qoraallo ay shacabka ugu digayaan
Posted to the Web Feb 14, 14:23
Muqdisho (PP) – Kooxo aan la garanayn ayaa qoraallo ay shacabka ugu digayaan ku daadshay waddooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana qoraalladaas oo aysan cidi ku saxiixnayn lagu sheegay in shacabka ay Muqdisho isaga guuraan.
Kooxaha hanjabaadaha kala duwan sameeyay ayaa waxay sheegeen in shacabka ay u sheegayaan inay isaga baxaan caasimadda muddo gaaban gudahood iyagoo sheegay inay doonayaan inay dagaal hubeysan la galaan Ciidammada Ethipian-ka ah ee ku sugan Muqdisho iyo hareeraheeda.
Warqadahaan la daadshay ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay inay dhici karaan in dagaalka ay la galayaan uu noqdo mid madaafiic, isla markanaa ay shacabka uga digayaa inay ku dadaalaan inaysan waxba gaarin oo ay magaalada isaga baxaan.
Qoraalkaan oo ahaa mid ku qornaa warqado aad u yaryar ayaa waxaa magaalada ku daadshay kooxo wata gaari yar oo nooca raaxada ah, waxaana shacabka ay ku tilmaameen warqadahaan inay yihiin kuwo lagu cabsi gelinayo shacabka isla markaana ay ka dambeeyaan kooxo tuugo ah oo doonaya inay bililiqo ugu dhaqaaqaan guryaha Shacabka.
Dadweynaha Muqdisho ayaa waxay ku guulaysteen inay iska dhiciyaan kooxaha habeenkii ka rida xaafadahooda inay iska dhiciyaan, taasoo sababtay in xalay Magalaada Muqdisho ay noqoto meel aanay ka dhici weerarro madaafiic.
Residents warned to leave MOGADISHO!!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 567 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 16 Replies
- 1717 Views
-
Last post by original dervish
-
- 3 Replies
- 460 Views
-
Last post by Navy9
-
- 12 Replies
- 857 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 14 Replies
- 1310 Views
-
Last post by Kafkaesque
-
- 1 Replies
- 771 Views
-
Last post by AwBakayle
-
- 12 Replies
- 790 Views
-
Last post by *Nobleman*
-
- 3 Replies
- 594 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 19 Replies
- 1228 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 0 Replies
- 181 Views
-
Last post by shaamboo