Desperate Somali refugee!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Desperate Somali refugee!

Post by salafi_student »

CAUTION : This heart worming story can't be verified and could be a pure lie!
MUWAADINKA GAADHIGIISU SIDO CALANKA SOMALILAND PDF Print E-mail
Written by Ibrahim Duale Suleiman
May 19, 2009 at 06:09 PM
Muwaadin somalilander (i.e x-Somali asylum seeker) ah oo lagu magacaabo maxamed muuse ayaa warbaahinta caalamku (can't be verified) soo tebisay socod baabuur oo uu ka bilaabay dalka ingriiska magaalada shefield.

Muwaadinkaas isaga ah ayaa bishan may 18dii waxa laga daawaday TVga Universal (i.e community channel) isaga oo ku sugan dalka Jibouti isaga oo soo maray 17 dal isaga oo u socda inuu ka dhaadhiciyo bulshada caalamka jiritaanka dalka iyo dadka somaliland.

Maxamed Muuse waxa uu sheegay inaan cid dhaqaale ahaan caawisaa aanay jirin, balse waxa uu sheegay in wiil uu dhalay oo ku aqal geli lahaa dalka UAE uu u soo diray kharashkii uu ugu talo galay arooskiisa, kaas oo dhici lahaa bisha June 09.

Waxa halkaas ka cad wiilkaasi inuu u huray kharashkii arooskiisa in aabihii dunida ku wareego isaga oo muujinaya baahinayana jiritaanka iyo qarannimada somaliland.

Haddaba dadweynaha qurba joogga ah ee reer somaliland waxa aan mareegaha u marinayaa baaq degdeg ah oo lagu suura gelinayo in wiilkaasi arooskiiso aanu baaqan.
Waxa aan si sharaf iyo xishmadi ku dheehantahay u codsanayaa cid kasta oo somalilander ah oo dunida ku nooli inay si degdeg ah u suurta geliyaan in wiilkaasi ku aqal galo si karaamo leh, iyada oo loo helo dhaqaale degdeg ah.

Haddaba cid kasta oo arrintaasi ay dareenkiisa soo jiidataa ha la soo xidhiidho Ibrahim emailkan ah

Ibrahim Duale Suleiman




Ps If its true these Desperate measures surely went unnoticed!
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Desperate Somali refugee!

Post by salafi_student »

Who knows............
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”