Maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo oo qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay B/weyne ku tilmaamay mid barakeysan
Masuuliyiinta maamulka Islaamiga ah ee ka dhisan magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qaraxii ismidaaminta ahaa ee dhowaan ka dhacay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan, kaasoo lagu dilay masuuliyiin ka tirsanaa DF Somalia oo uu ka mid ahaa wasiirkii amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi Aadan.
Afhayeenka maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub ayaa soo dhoweeyey qaraxaasi kuna tilmaamay mid barakeysan oo lagu farxo wuxuuna sheegay in qaraxaasi uu sidoo kale ahaa guul u soo hoyatay mujaahidiinta.
“Qaraxii ka dhacay B/weyne waxaa uu ahaa mid barakeysan oo lagu qaarajiyey qaar ka mid ahaa murtadiintii cadeystay iney ciidamada cadowga mar kale soo geliyaan dalka oo uu ka mid ahaa Col. Cumar Xaashi, waa talaabo lagu farxo oo ay ahayd in mar hore lagu fuliyo iyo Guul u soo hoyatay mujaahidiinta Somalia” ayuu intaa ku daray Afhayeenka maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub.
Waxa uu intaa ku daray afhayeenku in dagaalka ka socda magaalada Muqdisho uu yahay mid Jihaad ah oo maamulka Islaamiga ah ee magaalada kismaayo uu la safan yahay mujaahidiinta waxaana u rajeynaynaa ayuu yiri inuu ILAAHAY ku guuleysiiyo dagaalka ay kula jiraan wax uu ugu yeeray gaalada iyo murtadiinta la safan.
Al Qaeda in Kismayo Praise Homicide Bombers
Moderator: Moderators
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Al Qaeda in Kismayo Praise Homicide Bombers
i can see why Voltage said U think FBI reads the forum
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Al Qaeda in Kismayo Praise Homicide Bombers
BoontasticCoolPoisons wrote:i can see why Voltage said U think FBI reads the forum
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Al Qaeda in Kismayo Praise Homicide Bombers
^^ AbdiHutu cid idinka ka litan ma jiro
today Hutus are being killed left and right adigana waad calaacalaysa
RIP Hutus
pour a little Hututonic
today Hutus are being killed left and right adigana waad calaacalaysa
RIP Hutus
pour a little Hututonic
-
S-D-M
- SomaliNet Super

- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Al Qaeda in Kismayo Praise Homicide Bombers
CoolPoisons wrote:^^ AbdiHutu cid idinka ka litan ma jiro
today Hutus are being killed left and right adigana waad calaacalaysa
RIP Hutus
pour a little Hututonic
You gotta love that.......Snet is the place where all the new Somali slang are invented
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 29 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 9 Replies
- 654 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 316 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 5 Replies
- 767 Views
-
Last post by PrinceNugaalHawd
-
- 13 Replies
- 1203 Views
-
Last post by surrender
-
- 2 Replies
- 607 Views
-
Last post by Kaafiye
-
- 25 Replies
- 2919 Views
-
Last post by salool
-
- 12 Replies
- 1243 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 3 Replies
- 832 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 14 Replies
- 138 Views
-
Last post by galia