Idaacad loogu talo galay GAROOBADA

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Idaacad loogu talo galay GAROOBADA

Post by Advo »

Idaacad la yaab badan oo gaar ah naagaha garoobada ah ayaa laga furay dalka Masar, taasi oo dhageystayaal gaar ah ay u noqonayaan haweenka la soo furay oo kaliya.

Idaacadaani oo laga dhex baahin doono shabakad Internetka ku taal ayaa waxaa yagleelideeda ka dambeysa haweeney lagu magacaabo Maxaasina Saabir oo iyana garoob ah .

Barnaamijayada idaacadani ka baxaya ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa arrimaha quseeysa garaoobada ee la xariira dhibaatooyaainkooda.

Waxaa ay kaga caban doonaan haweenka ragga ay soo kala tageen iyo guud ahaan ragga ayaa ka mid ah arimaha lagu falan-qeyn doono idaacadaasi.

Waxaa xusid mudan in dalka Masar sanad waliba lagu furo 400-oo kun oo haween ah , iyadoo la xusay in 6-dii daqiiqaba uu furiin ka dhaco dalkaasi Masar .

Xigasho: http://www.yasater.com/news.php?newsid=9940

Axmed Maxamuud Sabriye (Camoo)
axmedweli120@hotmail.com

Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
User avatar
American-Suufi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4851
Joined: Sun Feb 03, 2008 5:48 pm

Re: Idaacad loogu talo galay GAROOBADA

Post by American-Suufi »

:lol: :lol: :lol: :lol:

soon somalinet will be a relic of the past. abandoned.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Idaacad loogu talo galay GAROOBADA

Post by Babygirl- »

Wooow wa inaan dhagesto.. garoobs need to support each other... :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”