Mid ayaa igula murantay inaay ku dhalatay Tokyo. Markaasi ayaan weydiyey, cismaan Geedi Raage miyaad dhigin jirtary? Waxaay iigu jawaabtay Cismaan geedi raage waan ka fogaa! Markii dambe ayaan weydiyey Cali Caliyoowna? Ceel Hindi? Waxaay la soo booday maya aboow Madiina, boolo qaran ayaan u dhoweeynay.Maandhow wrote:Arrintaas waa waxa iga yaabiyey, haddii xataa uu oran lahaay Gubadleey iyo meelahaasaa ku dhashay waxaan dhihi lahaay waa macquul, laakiin asigoo reer koraad ah aas haddana ku dhahaa macalinka Bar Peking aan ku dhashay oo welibaLamgoodle wrote:
Maandhoow, ciyaal xaafad wanabees ayaa ka buuxa meesha. Bilis xaawaley, iyagoo ku dhashay xamar -oo weli laga keenay iyagoo da' weyn ayaay ku leeyihiin dibadaan ku dhashay.
beerta daraawiishta aan banooni ku dheeli jiray![]()
![]()
Mid kale ayaa igula murmey in waxarcade, gubadleey iyo deyniile aay degmo ahaayeen

