HELWAA wrote:Markey dhaxan iyo kuleel noqoto..kuleelka ayaa la qaatey....inaalilaah yaa barafkan baas naga dhalaaliya...![]()
anaga yaa baraf idinku soo shubo aan taaganahay ...subhanallah bini adamka meel u roon ma jirto ..jawiga somalia aa muctadalka baa ugu fiican

