Dadow Barasho, Geeloow rarasho..
Is that for Lugoy...Ms Kambuli???
[/quote]
Balaayo kula cawarnaatay muxuu dab ka shiday meel aan dhuxuliba oolin. War maxaa aniga iyo Kambuli isugu kaaya direysaa, waligeenba dooro xaarka waa cuntaa iyo ma cunto iskuma qabanine.

