Postby aweys_gedoow » Tue May 08, 2007 5:27 pm
walaahi waa runtaa hiiraan boy nimanka muqaamwada hal mar ayey kala dhuunteen ---
walaahi waxaan is lahaa waqooyiga xamar dagaalkii xitaa haddii looga badiyo . dhinaca kale southka xamar ayey godad qodanayaan oo dagaalka waa wadayaan.
hal mar ayey kala ordeen. waa na ceebeeyeen walaahi.
waa wax laga naxo walaahi. horta aawayeen wadaadadii is qarxin jirey. meesha xamar axmaaro ma sidaas ayey ku qaadatey yaab badanaa. calool xumo