Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

ETHIOPIAN CHURCH OPENED IN BOSSASSO

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

ETHIOPIAN CHURCH OPENED IN BOSSASSO

Postby Lacageylacag » Fri May 11, 2007 6:26 am

Magaalada Bosaso oo laga Furay Hay'ad uu Maamulo Col: ka Tirsan Ciidamada Itoobiya.



Biloowgii bishan aynu ku jirno waxa Magaalada Bosaso laga Furay hay'add lagu Magacaabo Pancare tasoo la sheegay in ay ka shaqeeyso arrimaha horumarinta Haweenka iyo Caruurta soomaliyeed gaar ahaana kuwa Reer Puntland.

Xaflad lagu furayay Xafiiska Hay'addaasi oo ku yaala Magaalada Bosaso ayaa waxa ka hadlay ninka maamulaha ka ah Hay'addan oo sheegay in Gobolada Puntland uu soo amray C/laahi Yuusuf axmed kadib markii uu ka codsaday Raysalwasaaraha Itoobiya

Dadweynaha Magaalada Bosaso gaar ahaan Dadka aqoonyahanka iyo Culimada ayaa walaac ka muujiyay Furitaanka Xafiiska hay'addan oo ay shegeen in laga leeyahay Kansisado ku yaala Dalka itoobiya islamarkaasna ay faafiso Diinta Kiristaanka.

Mid ka mid ah Culimada Magaalada oo diiday in magaciisa aan sheegno ayaa Waagacusub.net u sheegay in Hay'addan ay ka shaqeeyso fidinta Diinta Kiristan tasina ay cadeeynayso iyaga oo xusha Caruurta iyo Dumarka oo ah Dadka sida fudud wax loogu shuban karo.

Maamulka Puntland ayaa raali ka ah Hay'addan maadama uu soo diray Col: C/laahi Yuusuf oo Gobolada si dad badan Madaxweyne uga ah maadama wakiil hoose uu ka dhigtay Kaadirka Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab)

Culimada Magaalada iyo Dadweynaha waxa ay wacad ku mareen in ay talaabo ka qaadayaan Xafiiska Hay'addan uu Madaxda ka yahay Sarkaal Itoobiyaan ah oo sheeganaya aqoon yahan.

Culimadu waxa ay dignin u soo jeediyeen Dadweynaha Soomaliyeed ee ku dhaqan Gobolda uu xooga ku haysto C/laahi Yuusuf in aysan ogolaan hadii uu wado qorshe Hay'addan ay isugu balaarinayso Gobolada ay deganyihiin Dadka islaamka ah ee Soomaliyeed.

Xarunta Wararka Puntland

Bosaso,Puntland, Somalia

User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: ETHIOPIAN CHURCH OPENED IN BOSSASSO

Postby highclass » Fri May 11, 2007 6:34 am

[quote]ETHIOPIAN CHURCH OPENED IN BOSSASSO[/quote]


.

Hawiye wishful thinking Laughing

Pancare is a somali hayad run by Dr.Cali Maxamed Muse
_______________________________

Munaasibada xariga maanta lagaga jaray furitaanka xafiiskeeda ay ku yeelanayso hayada PANCARE magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari
Xaflada furitaanka ee hayada Pancare ayaa waxaa ka soo qaybgalay qaar ka mida masuuliyiinta maamul goboleedka Puntland isimada waxgaradka Aradayda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada .

Manasabadaan oo lagu furay aayadaha quraanka kariimkaa Ayaa waxaa ugu horayntii ka warbixiyay waxaqabadka hayada iyo goobaha Ay hayadani ka soo hawlgashay Dr.cali Maxamed Muse oo ah madaxa hayada pancare ee Puntland waxaa uu sheegay sanakii labo kun iyo shan in hayadu xafiiskeedii ugu horeeyay Ay ka furtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug maruu Drku arintani ka hadlayay waxaa uu yiri oo wax badan ka taabtay inay waxbarshada caruurta dhalaanka ah ay siin donaan ahmiyad gaar taas oo ah inay helaan wax barsho jogto ah iyo madadaalooyin xiliyada ay fasaxa yihiin iaygoo gawaari loo iibinay xiliyada ay aadayaan iskuulka ay racaan marka ay soo dhamaystaan xisadoohoodana ka soo celiya.

xafiiska ugu weyn ee hayadani waxaa uu ku yaalaa magaalada kharduum ee wadan suudaan waxaan dalka Soomaliya ka furnay xarumo kala duwan oo Aay hayadani leedahay .

Waxqabahaas waxaa ka mida ay fulinayaan.

1.tababarka macalimiinta
2.horumarinta haweenka
3.xaaladaha caafimaadka
4.daryeelka caruurta iyo waxqabadyo farabadan..

dhmaanba masuuliyiintii furitaanka hayada Pancare ee golka bari ka hadashay waxa Ay sheegeen inay faraxsanyihiin islamarkaana Ay dhaweenayaan

ikusoo xoori oo furi taanki hayada xafiiskeeda magaalada Bosaso ayaa waxa uu ku soo aadayaa xili looga baahanyahay magaalada Bosaso waana markii ugu horaysey ee hayadu xafiiskeeda kowaad ay ka furto magaalada Bosaso .



Maxamed Axmed ciise


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 88 guests