[quote="Ina Baxar"]
No3/ If barre Hiirale { as an example} and the mareexan can claim their close ties to Meles Zenawi digging back old stories from the days Somalia and Ethiopia were at war then Muj Silanyo can safely say he never got anything from the TPLF

[/quote]
inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajicuun, war aduunka saad u joogtidba waxaad la yaabtid wayni maysid..war mareexaan oo xigasho meles zenewi sheeganayo halkaad ku aragtay mise dagaaladi heer qaranki dhex maray snf iyo etoopiyaa 1996 laguna xal gaaray lana is af gartay baad ka wareertay oo maanta la leeyahay xabashiyey islaynay, shaaxna isla cabna marka amaaan aan kismaayo kaaga helno?
war isaaq hadaad tihiin wilgiin googarad xabashi yaad xirneedeyn, idinka ul u qaatana xabashida welgeed indhaha lama saarin, gabaad marka ha moodin inaad xiriirka dabodhilifnimada idinka iyo xabashida idinka dhaxeyso uga dhigayso taa u dhaxayso beesha sade iyo xabashi!
beesha sade iyo xabashi waa laba libaax is lagdami wayde (dagaaladi u horeeye ka dhex dhaca somali iyo xabashi bacdul ridinti kacaanki barakaysnaa soona 1996-1998), kabacdina is xushmayn gaaray lakin kiiniinaan waxaa weeye maangaab waligii hos fadhiya ka amar siin jiray una talin jiray
