Binti oo ay buro aad u weyn ka soo baxday afka sida aad ku arki doontid sawirada hoose, waxay ka soo jeeda qoys sabool ah oo waxba aan heysan, waxaana hadda lagu xanaaneeyaa cisbitaalka Banaadir ee Muqdisho, waxaana gabadhaas laga keenay degaanka Wanla-weyn, waxayna muslimiinya Soomaaliyeed ka sugeysaa gargaar degdeg ah... Akhri warbixinta hoose.....
SCROLL DOWN!
pls beware this picture will serously scare you.
help this girl if you can.
http://www.somalitalk.com/2007/may/15may607.html





