[quote="AbdiWahab252"]Dawlad,
So when do u think Arab Maxamed salax will be given Darood Status ?
Its unfortunate that Nux Maxmuud, Galgaalo, became Majeerten - Darood before them ?[/quote]
Abdiwahab, it is unfortunate we are talking to genealogy and factual origins with a Sacad of all people. You yourself have come here about being a bastard, why I discuss this with you is amazing so before I leave let me bring this also.
According to what you have said, Hawlraarsame would only be found in the south then. As you said Marehan "came" to Hawlraarsame in the NFD/south, if that is so why was Hawlraarsame recently engaged in a very bitter feud with reer Bicidyahan in Wardheer, Hawd, the modern homeland of Beesha Sade and where we are still found those of us that did not go south yet?
.
.
.
.
[quote]Iyada oo uu xalay nin dabley ahi ku dilay gudaha magaaladda Gaalkacyo Marxuum Canbuur Geyre Cali-yare ayaa markii dilkiisu dhacay waxaa soo baxay warar badan oo ku saabsan sababta ka danbaysay dilkiisa, hase ahaatee waxaa warkii ugu danbeeyay uu ku biyo shubtay in loo dilay aano qabiil.

Ninka dil geystay ayaa waxaa la sheegay in hadda ka hor uu nin walaalki ah ku dhintay aano qabiil ama iska hor imaad ku dhexmaray beelaha Reer Biciidyahan iyo Hawraarsame Deegaanka Miir-khaliifo ee Maamulka Soomaalida Ethiopia.
Sidoo kale Ninkii dilka Geystay ayaa iminka yaalla Isbitaalka guud ee Gaalkacyo ka dib markii uu isaguna dhaawacmay ka dib intii uu dilay Canbuur. Waxaana wararka qaar sheegayaan inuu ku dhaawacmay Xabadihii uu ku furay ninka uu dilay oo ku soo laabtay kadib markii ay darbi guri ku dhaceen.
Waxaa sidoo kale wararka qaar sheegayaan in rasaas uu ku furay waardiyihii Hotel-ka uu deganaa Marxuum Canbuur, dadka yaqaana arimaha noocaan oo kale ah ee ku saabsan arinta dadka aan waxba galabsan ee loo dilo aanada qabiilka uu markaas ka soo jeedo ayaa waxaa ay sheegayaan inay arintaani khatarteeda leedahay.
Sababtaas oo ku sheegayaan in beesha uu ka dhashay Marxuum Canbuur ee Reer Dalal Diini ay ka imaan karto inay maleeshiyaad hubaysani oo ka tirsani ay geysan karaan falal ay iyaguna kaga jawaabayaan arinta uu ku dhintay Canbuur Geyre Cali-Yare.
Dhanka kale, waxaa dilkaan aad uga xumaaday wax-garadka iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee ku dhaqan Gaalkacyo. Waxaana soo baxaaya baaqyo Nabadeed ay kaga codsanayaan Beeshii uu ka dhintay Marxuum Canbuur inay xaaladda mid nabadeed iyo wada-hadal ka dhigaan, waxaa sidoo kale, arintaan cambaareeyay Maamulka Goboleedka Puntland oo sarkaal u hadlay uu sheegay in arintaan sida ugu dhaqso badan wax looga qabanayo.
C/qani C/laahi.
Gedonet-Gaalkacyo [/quote]