waxaa maanta soo gaadhay gaadhi noociisu yahay landcruiser, kuwa cabdi bilayaasha loo yaqaan kaas oo lagala soo goostay Maamul goboleedka puntland ee garoowe kaas oo ay wateen 4 nin rasaasina ay ku tiil.
waxaan ku soo arkay oo gaadhigaasi yiilay qaybta ciidamada ee gobolka.
http://www.sanaagweb.com/news_som.asp?id=412




