Murursade are begging Cabdulaahi Yuusuf!!!!!!!!!!!!!!!
Posted: Sun May 20, 2007 9:20 am
He fu.cks Hawiye one by one
Madaxweyne Yuusuf oo maanta xarunta Villa Somalia kulan balaaran kula yeeshay xubno isugu siyaasiyiinta iyo waxgarad ka soo jeeda beesha Murusade
(Xildhibaan Qanyare oo kulankaasi aan soo xaadirin)
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho kulan balaaran kula yeeshay odayaasha, waxgaradka iyo siyaayiinta beesha Murusade.
Madaxweynaha iyo xubnahaasi ayaa isla soo qaaday sidii looga wada qeyb qaadan lahaa xasilinta magaalada caasimada ah ee Muqdisho iyo sidii beesha Murusade ay kaalin Hormuudnimo ah uga qaadan laheyd taageerida dowladda federaalka sida uu sheegay wasiirka beeraha ee xukuumada federaalka Soomaaliya C/qaadir Nuur Caraale oo ka mid ahaa xubnaha beesha u metela dowladda federaalka ee maanta kulankaasi ka qeyb galay, wuxuuna tilmaamay in qodobadii kulankaasi layskula soo qaaday ay labada dhinac si weyn iskugu afgarteen.