smatarn adigu ingriis iyo somali waad isku dartaa xitaa nationalty ama dhalashadaada waxaa sameeyey ENGLISH soomali+lander((( lander=english made word
sxb reer waqooyigiina magacii somaliga ayaaba ingriis ku darsteene maxaa ka micna ah hadii qof reer koonfureed ah isticmaali kalmada(noo) mar mar anaga we are just somali not soomali(isbagetti) magac somali whit out italian word.
waligeey ma maqal nin reer koonfureed ku faanaya( waxaa na gumeysan jirey talyaani)
laakiin every day waa arkaa reer waqooyi ku faanaya( ingriis ayaa na gumeysan jirey)
